{"id":470840,"date":"2022-02-09T11:49:44","date_gmt":"2022-02-09T11:49:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470840"},"modified":"2022-02-09T11:49:44","modified_gmt":"2022-02-09T11:49:44","slug":"jubbaland-oo-gargaar-gaarsiisay-dadka-ay-abaartu-ku-sameeysay-degannada-maamulkasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jubbaland-oo-gargaar-gaarsiisay-dadka-ay-abaartu-ku-sameeysay-degannada-maamulkasi\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo gargaar gaarsiisay dadka ay abaartu ku sameeysay degannada maamulkasi"},"content":{"rendered":"<p>Jubbaland-SONNA:-Guud ahaan Jubaland waxaa bilihii lasoo dhaafay ka jiray abaaro daran oo saameeyay dadka xoolo dhaqatada, beeraleeyda iyo guud ahaan bulshada.<\/p>\n<p>Intaas waxaa sii dheer xoolo dhaqato iyo dad ree guura ah oo kasoo barakacay dalalka dariska ah oo soo gaaray Gobolada Jubaland.<\/p>\n<p>Tiro gaaraysa 174,000 oo qoys ayaa ku barakacay abaarta iyo saamanteeda laga soo bilaabo Oktoobar 2021, iyadoo dadkaas ay wajahaday cuno yari baahsan iyo biyo la\u2019aan meelaha qaarna wali dadku ay la il daran yihiin.<\/p>\n<p>Gobolka Jubada Hoose oo kaliyah, waxaa ku barakacay 76,000 oo qoys halka sidoo kale Jubada dhexe ay ku barakeceen dad gaaraya 40,000, gobolka Gedo isagana waxaa ku barakacay 58,000 qoys ilaa bilowga sanadkan.<\/p>\n<p>Dowlada Jubaland waxay awoodeeda isugu gaysay sidii gurmad baaxad leh loola gaari lahaa dadka dhibaatadu ay gaartay<\/p>\n<p>In ka badan 250 deegaan guud ahaan Jubaland ayaa la gaarsiiyay gurmad kala duwan oo isugu jiro cuno iyo biyo, sidoo kale waxaan meelaha qaar la geeyay howlwadeeno iyo dhakhaatiir caafimaad oo la tacaala xanuunka #Covid19 oo meelaha qaar aad ugu faafay.<\/p>\n<p>Iyadoo ay jiraan dadaaladaas baaxada leh, hadana wali dhibaatada abaartu waa mid u baahan gurmad dheeraad ah.<\/p>\n<p>\u201cwaxaan ugu baaqayaa dhamaan hay\u2019adaha gargaarka iyo cid walba oo ka qeyb qaadan karta inay taageero ka gaysato gurmadka aan wadno\u201d. Ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Madaxeynaha dowlad goboleedka Jubbaland<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-470841 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Cap.jpg\" alt=\"\" width=\"1155\" height=\"673\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Cap.jpg 1155w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Cap-300x175.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Cap-1024x597.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Cap-768x448.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Cap-696x406.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Cap-1068x622.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Cap-721x420.jpg 721w\" sizes=\"auto, (max-width: 1155px) 100vw, 1155px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-470843 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jubland6666666-Copy-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jubland6666666-Copy-1.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jubland6666666-Copy-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jubland6666666-Copy-1-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jubland6666666-Copy-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jubland6666666-Copy-1-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jubland6666666-Copy-1-696x392.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jubland6666666-Copy-1-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jubland6666666-Copy-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-470844 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jublsnd1111111.jpg\" alt=\"\" width=\"901\" height=\"600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jublsnd1111111.jpg 901w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jublsnd1111111-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jublsnd1111111-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jublsnd1111111-696x463.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/jublsnd1111111-631x420.jpg 631w\" sizes=\"auto, (max-width: 901px) 100vw, 901px\" \/> <a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraan1.html\">hiraan1<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jubbaland-SONNA:-Guud ahaan Jubaland waxaa bilihii lasoo dhaafay ka jiray abaaro daran oo saameeyay dadka xoolo dhaqatada, beeraleeyda iyo guud ahaan bulshada. Intaas waxaa sii dheer xoolo dhaqato iyo dad ree guura ah oo kasoo barakacay dalalka dariska ah oo soo gaaray Gobolada Jubaland. Tiro gaaraysa 174,000 oo qoys ayaa ku barakacay abaarta iyo saamanteeda laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":470854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470840","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470840","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470840"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470855,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470840\/revisions\/470855"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}