{"id":470692,"date":"2022-02-07T16:52:29","date_gmt":"2022-02-07T16:52:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470692"},"modified":"2022-02-07T16:52:29","modified_gmt":"2022-02-07T16:52:29","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-warqadaha-aqoonsiga-danjirenimo-ka-guddoomay-safiirka-cusub-ee-dowladda-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-warqadaha-aqoonsiga-danjirenimo-ka-guddoomay-safiirka-cusub-ee-dowladda-maraykanka\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE DOWLADDA MARAYKANKA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacawday Soomaaliya Mudane Larry Andr\u00e9.<\/p>\n<p>Danjiraha cusub oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda la wadaagay dhambaal iyo salaan uu uga siday Madaxweynaha Dowladda Maraykanka Mudane Joe Biden, ayaa uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee uu kala kulmay dowladda Soomaaliyeed, isaga oo soo bandhigay dadaalka uu ku bixin doono xoojinta xiriirka iyo wax wada qabsiga ku qotoma danaha qaran ee labada dowladood.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay danjiraha cusub horumarka ay Dowladda Federaalku ka xaqiijisay dhinacyada amniga, dib-u-dhiska ciidanka, dib-u-habaynta hay&#8217;adaha maaliyadda, la dagaallanka musuqmaasuqa iyo dayn cafiska, waxaana Madaxweynaha iyo Danjire Andr\u00e9 ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, gaar ahaan kor u qaadidda iskaashiga dhaqaalaha, amniga, la dagaallanka argagixisada, arrimaha bini-aadannimada, iyo horumarinta.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Danjire Larry Andr\u00e9 xilka safiirnimo ee loo igmaday, isaga oo la wadaagay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku garab istaagayso gudashada waajibka diblomaasiyadeed ee loo igmaday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-470694\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252494397-1-300x237.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"237\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252494397-1-300x237.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252494397-1-696x549.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252494397-1-532x420.jpg 532w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252494397-1.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-470695\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252510852-300x235.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"235\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252510852-300x235.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252510852-696x545.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252510852-536x420.jpg 536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252510852.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-470696\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252500067-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252500067-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252500067-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252500067-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/FB_IMG_1644252500067.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacawday Soomaaliya Mudane Larry Andr\u00e9. Danjiraha cusub oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda la wadaagay dhambaal iyo salaan uu uga siday Madaxweynaha Dowladda Maraykanka Mudane Joe Biden, ayaa uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee uu kala kulmay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":470693,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470692","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470692","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470692"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470697,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470692\/revisions\/470697"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470693"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}