{"id":470666,"date":"2022-02-07T12:54:43","date_gmt":"2022-02-07T12:54:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470666"},"modified":"2022-02-07T12:54:43","modified_gmt":"2022-02-07T12:54:43","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-kulan-la-qaatay-madaxweynaha-maamul-goboleedka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-kulan-la-qaatay-madaxweynaha-maamul-goboleedka-galmudug\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha iyo madaxweynaha Galmudug ayaa kulankoodan ay wada qaateen waxay diirada ku saareen arrimaha dardargelinta iyo dhammeystirka doorashooyinka, gurmadka abaaraha iyo la dagaallanka argagixisada Alshabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor. Ra&#8217;iisul wasaaraha iyo madaxweynaha Galmudug ayaa kulankoodan ay wada qaateen waxay diirada ku saareen arrimaha dardargelinta iyo dhammeystirka doorashooyinka, gurmadka abaaraha iyo la dagaallanka argagixisada Alshabaab.<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":470667,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470666","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470666","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470666"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470669,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470666\/revisions\/470669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470667"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}