{"id":470648,"date":"2022-02-07T10:41:57","date_gmt":"2022-02-07T10:41:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470648"},"modified":"2022-02-07T10:46:36","modified_gmt":"2022-02-07T10:46:36","slug":"doorashada-laba-kamid-ah-kuraasta-golaha-shacabka-oo-lagu-qabtay-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/doorashada-laba-kamid-ah-kuraasta-golaha-shacabka-oo-lagu-qabtay-jowhar\/","title":{"rendered":"Doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee hirshabeelle ayaa Maanta waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ku qabteen doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.BFS<\/p>\n<p>Kursiga Koowaad ee Hop#70 ayaa waxaa ku wada tartamay Cabdiraxman Maxamed Sheekh &amp; Maxamuud Cali Bariise,Waxana ku guuleystay Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh oo helay 71 cod\u00a0 halka Musharaxa la tartamayay uu helay helay 14 cod, waxaana halaabay 13 Cod.<\/p>\n<p>Kursiga labaad ee Hop#115 ayaa waxaa ku guuleystay Cali Maxamed Cumar ( Cali Balcad) oo kursigaan horay ugu fadhiyay kadib markii ay u tanaasushay Marwo, Mulki Cabdullahi Islaaw.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee hirshabeelle ayaa Maanta waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ku qabteen doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka.BFS Kursiga Koowaad ee Hop#70 ayaa waxaa ku wada tartamay Cabdiraxman Maxamed Sheekh &amp; Maxamuud Cali Bariise,Waxana ku guuleystay Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh oo helay 71 cod\u00a0 halka Musharaxa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":470650,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470648","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470648","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470648"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470648\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470653,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470648\/revisions\/470653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470648"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470648"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470648"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}