{"id":470639,"date":"2022-02-07T10:27:01","date_gmt":"2022-02-07T10:27:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470639"},"modified":"2022-02-07T10:28:51","modified_gmt":"2022-02-07T10:28:51","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-guddoomiyay-shir-looga-hadlayay-amniga-magaalada-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-guddoomiyay-shir-looga-hadlayay-amniga-magaalada-beledweyne\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga Magaalada Beledweyne"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Gobeedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Shirka amniga oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Amniga Hirshabeelle, Maamulka Gobolka Hiiraan, Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Taliyaasha Guutooyinka 4aad iyo 5aad qeybta 27aad ee CXD, Xeer ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada qeybta 27aad ee CXD, Taliyaha Ciidanka Booliiska Hirshabeelle, Taliska Qeybta Gobolka, Taliyaha Hay\u2019adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Gobolka, Saraakiisha Ciidamada Gorgor iyo Haramcad ee Howlgalada u jooga Magaalada Beledweyne iyo Saraakiisha ciidamada Amisom iyagoo Madaxweynaha la wadaagay xaaladaha guud ee Amniga Gobolka Hiiraan gaar ahaan Magaalada Beledweyne.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_71 td_block_template_1 \"><\/div>\n<p>Madaxweynaha ayaa faray saraakiisha Hay\u2019addaha Amniga inay xoojiyaan amniga guud ee deegaanada Hirshabeelle gaar ahaan Magaalada Beledweyne oo ay ka dhacayaan doorashooyin xildhibaanada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-470640 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraanj.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraanj.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraanj-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraanj-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraanj-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraanj-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-470641 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hirank.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hirank.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hirank-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hirank-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hirank-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hirank-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-470642 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraany.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraany.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraany-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraany-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraany-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/hiraany-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Gobeedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Shirka amniga oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Amniga Hirshabeelle, Maamulka Gobolka Hiiraan, Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Taliyaasha Guutooyinka 4aad iyo 5aad qeybta 27aad ee CXD, Xeer ilaaliyaha Maxkamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":470644,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470639","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470639","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470639"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470639\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470646,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470639\/revisions\/470646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470644"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470639"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470639"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470639"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}