{"id":470626,"date":"2022-02-07T05:40:37","date_gmt":"2022-02-07T05:40:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470626"},"modified":"2022-02-07T06:30:23","modified_gmt":"2022-02-07T06:30:23","slug":"doorashada-laba-kamid-ah-kuraasta-golaha-shacabka-oo-ka-dhaceysa-jowahar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/doorashada-laba-kamid-ah-kuraasta-golaha-shacabka-oo-ka-dhaceysa-jowahar\/","title":{"rendered":"Doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo ka dhaceysa jowahar"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar:-SONNA:-Magaalada jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle waxa maanta lagu wadaa in lagu qabato doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka BJFS<\/p>\n<p>Xubanha ku tartamay labada kursi ayaa shalay la soo gaba gabeeyay diiwaangalintooda waxaana kuraasta Maanta doorashadooda ka dhaceyso Magaalada Jowhar ay kala yihiin.<\/p>\n<p>1Hop#115 iyo\u00a0 HOP 070 kuwaa oo ay ku tartami doonaan Masharaxiin dhowr aha waxaana Magaalada jowhar ka soconeyso qaban qaabada doorashada,iyadoona\u00a0 aad loo adkeeyay Amniga Magaalda jowhar oo ay doorashadu ka dhaceeyso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar:-SONNA:-Magaalada jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle waxa maanta lagu wadaa in lagu qabato doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka BJFS Xubanha ku tartamay labada kursi ayaa shalay la soo gaba gabeeyay diiwaangalintooda waxaana kuraasta Maanta doorashadooda ka dhaceyso Magaalada Jowhar ay kala yihiin. 1Hop#115 iyo\u00a0 HOP 070 kuwaa oo ay ku tartami doonaan Masharaxiin dhowr [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":470627,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470626","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470626","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470626"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470635,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470626\/revisions\/470635"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}