{"id":470563,"date":"2022-02-06T07:25:29","date_gmt":"2022-02-06T07:25:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470563"},"modified":"2022-02-06T07:25:29","modified_gmt":"2022-02-06T07:25:29","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-khudbad-ka-jeediyay-fadhiga-golaha-nabadda-iyo-ammaanka-ee-shir-madaxeedka-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-khudbad-ka-jeediyay-fadhiga-golaha-nabadda-iyo-ammaanka-ee-shir-madaxeedka-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay fadhiga golaha nabadda iyo ammaanka ee shir madaxeedka Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA):-<\/strong> Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi uu Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ku soo bandhigayey warbixin ku saabsan xaaladda guud ee nabadda iyo amniga Qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo ka warbixiyey guulaha la taaban karo ee ay Dowladda federaalka Soomaaliya ka xaqiijisay la dagaallanka argagixisada iyo nabad kusoo dabbaalidda Dalka, ayaa xusay muhiimadda ay qaaraddeenna u leedahay in meel looga soo wada jeesto dabargoynta arxanlaaweyaasha Alshabaab iyo ururrada kale ee argagixisada ah.<\/p>\n<p>\u201cArgagixisada Alahabaab waxa ay khatar ku tahay dhammaan nolosha dadka Qaaradda Afrika. Qorsheyaasha Golaha Nabadda iyo Ammaanku waa in ay noqdaan kuwo midaynaya dhammaan dadaallada iyo cududda aan kaga hortegayno khataraha inagaga imaanaya\u00a0 argagixisada Alshabaab iyo kooxaha kale\u00a0 ee xagjiriinta ah.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Federaalka Soomaliya ay ka go\u2019an tahay la wareegidda masuuliyadda amnigeeda qaran, waxa uuna hoosta ka xarriiqay in ay si buuxda ugu diyaar garoobeen fulinta heshiiskii ay dowladda Soomaaliya iyo Golaha Nabadda iyo Ammaanku gaareen Bishii koowaad ee sannadkan, kaas oo\u00a0 jeexayey dhabbaha la wareegidda amniga oo ku qotoma hagitaannada iyo jihaynta ka soo fula dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxa ay sannadihii la soo dhaafay ku tallaabsatay horumar ballaaran oo dhanka amniga, dib-u-dhiska ciidanka iyo wiiqidda awoodda argagixisada Alshabaab, waxa ayna taasi keentay in soomaaliya ay hadda soo gaartay xilligii ay si buuxda u la wareegi lahayd masuuliyadda amnigeeda qaran.\u201d<\/p>\n<p>Shirka oo maalintiisii labaad galay, waxa Madaxweynaha iyo Wafdigiisu ay ku soo bandhigi doonaan halkaas, aragtida Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan mustaqbalka Qaaradda Afrika iyo dadaalada Soomaaliya ee ku wajahan la dagaallanka argagixisada, ka soo kabashada saamaynta COVID-19, wax ka qabashada fatahaadaha, ka gaashaamashada abaaraha, la dagaallanka ayaxa, iyo arrimo kale oo quseeya Soomaaliya iyo Qaaradda Afrika.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-470564\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.44.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.44.jpeg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.44-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.44-696x464.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.44-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-470565\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.42.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"505\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.42.jpeg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.42-300x210.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.42-696x488.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.42-599x420.jpeg 599w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.42-100x70.jpeg 100w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-470566\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.43-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"528\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.43-1.jpeg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.43-1-300x220.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.43-1-696x510.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.43-1-573x420.jpeg 573w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.43-1-80x60.jpeg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-470567\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.43.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.43.jpeg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.43-300x178.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.43-696x412.jpeg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-06-at-10.21.43-710x420.jpeg 710w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi uu Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ku soo bandhigayey warbixin ku saabsan xaaladda guud ee nabadda iyo amniga Qaaradda Afrika. Madaxweynaha oo ka warbixiyey guulaha la taaban karo ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":470565,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470563","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470563","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470563"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470563\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470568,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470563\/revisions\/470568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470563"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470563"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470563"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}