{"id":470490,"date":"2022-02-04T11:22:47","date_gmt":"2022-02-04T11:22:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470490"},"modified":"2023-01-07T09:18:15","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:15","slug":"olole-nadaafadeed-oo-todobaadkii-15-aad-ka-socda-xeebta-liido","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/olole-nadaafadeed-oo-todobaadkii-15-aad-ka-socda-xeebta-liido\/","title":{"rendered":"Olole nadaafadeed oo \u00a0todobaadkii 15-aad ka socda xeebta Liido"},"content":{"rendered":"<p><strong>Olole nadsaafadeed oo ay soo abaabuleen kooxo dhallinyaro ah ayaa todobaadkii 15-aad ka socdo xeebta Liido ee magaalada udisho.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong>Ololahaan nadaafadeed oo ah fikrad ka timid dhallinyaro is-xil-qaamay ayaa ujeedku yahay kor u qaadista Bilicda Xeebta Liido ee magaalada\u00a0Mogadishu.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Injineer C\/Fataax Carab oo ka mid ah dhallinyaradaasi ayaa sheegay in qorshaha laga leeyahay ololaha nadaafadda uu yahay sidii qof kasta loogu baraarujin lahaa nadaafadda deegaanka iyo soo celinta bilicda magaalada.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong> Bilic Qurxoon oo laga dareemo Xeebta Liido iyo guud ahaan caasimadda,iyadoo la adeegsanaayo nadaafadda waa sida kaliya ee lagu heli karo bulsho caafimaad qab ah.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Olole nadsaafadeed oo ay soo abaabuleen kooxo dhallinyaro ah ayaa todobaadkii 15-aad ka socdo xeebta Liido ee magaalada udisho. \u00a0Ololahaan nadaafadeed oo ah fikrad ka timid dhallinyaro is-xil-qaamay ayaa ujeedku yahay kor u qaadista Bilicda Xeebta Liido ee magaalada\u00a0Mogadishu. Injineer C\/Fataax Carab oo ka mid ah dhallinyaradaasi ayaa sheegay in qorshaha laga leeyahay ololaha nadaafadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":470491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470490","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470490"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470493,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470490\/revisions\/470493"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}