{"id":470466,"date":"2022-02-04T07:21:05","date_gmt":"2022-02-04T07:21:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470466"},"modified":"2023-01-07T09:18:15","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:15","slug":"caaamka-oo-u-dabbaaldegay-xuska-maalinta-cudurka-kansarka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/caaamka-oo-u-dabbaaldegay-xuska-maalinta-cudurka-kansarka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo dalal kale oo u dabbaaldegay xuska maalinta Kansarka"},"content":{"rendered":"<p>Dowladaha caalamka ayaa maanta u dabbaaldegay xusk 4-ta Febraayo oo ah maalinta caalamiga ah ee Kansarka Adduunka, si kor loogu qaado wacyiga la xirira halista cudurkaasi iyo sida ugu haboon ee looga qeybqaadan karo ka hortagga iyo \u00a0daawaynta kansarka.<\/p>\n<p>Xuska maalintaan waxaa hogaaminaya Ururka Caalamiga ah ee Xakamaynta Kansarka (UICC) si loo \u00a0taageero\u00a0 baaqa qaramada midoobay ee ku aadan xuska maalinta caalamiga ah ee cudurka kansarka,kaas oo la soo saaray sanadkii \u00a02008-dii<\/p>\n<p>Hadafka aasaasiga ah ee Maalinta Kansarka Adduunka waa in si weyn loo dhimo qatarta cudurkaasi oo keena \u00a0dhimasho \u00a0iyo in taageero loo muujiyo kuwa uu saameeyay kansarku.<\/p>\n<p>Haddaba,dalka Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka maanta dhigaya ama u dabbaaldegaya xuska maalinta 4-ta Febraayo ee maalinta caalamiga ah ee cudurka kansarka.<\/p>\n<p>Maamulka Wasaaradda caafimaadka XFS iyo ururada dhaqaatiirta dalka,ayaa maaanta ka qeybgalay munaasabadda maalinta kansarka,iyagoo ka warbixiyay halista cudurkaasi,sida looga hortagi karo iyo \u00a0dadaalka ku aadan in si wadajirka ah loo wajaho cudurkaasi .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha caalamka ayaa maanta u dabbaaldegay xusk 4-ta Febraayo oo ah maalinta caalamiga ah ee Kansarka Adduunka, si kor loogu qaado wacyiga la xirira halista cudurkaasi iyo sida ugu haboon ee looga qeybqaadan karo ka hortagga iyo \u00a0daawaynta kansarka. Xuska maalintaan waxaa hogaaminaya Ururka Caalamiga ah ee Xakamaynta Kansarka (UICC) si loo \u00a0taageero\u00a0 baaqa qaramada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":470468,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470466","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470466","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470466"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470475,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470466\/revisions\/470475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}