{"id":470454,"date":"2022-02-03T18:02:06","date_gmt":"2022-02-03T18:02:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470454"},"modified":"2022-02-03T18:02:06","modified_gmt":"2022-02-03T18:02:06","slug":"wasiirka-cadaaladda-oo-la-kulmay-saraakiil-ka-tirsan-hayadaha-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-cadaaladda-oo-la-kulmay-saraakiil-ka-tirsan-hayadaha-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay saraakiil ka tirsan Hay\u2019adaha Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan gaar ah layeeshay ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo qaar ka mid ah hay\u2019adaha Qaramada Midoobay ee jooga Soomaaliya, gaar ahaan UNSOM iyo UNDP wuxuuna kala hadlay dar-dargalinta iyo mideynta dadaalada ay wadaan deeq-bixiyaasha sida gaarka ah u taageera hay\u2019adaha Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale kulanka Wasiirka ayaa waxaa ku wehliyey Agaasimaha Guud iyo qaar ka mid ah\u00a0 Lataliyaasha Wasaaradda Cadaaladda.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, iyada oo la eegayo\u00a0xiriirka iyo iskaashiga Bahda Cadaaladda iyo hay\u2019adaha Qaramada Midoobay ee jooga Soomaaliya, gaar ahaan kuwa taageera ha\u2019adaha Cadaaladda iyo Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana la isla gartay in la laba jibaaro dadaallada lagu tayeynayo hay\u2019adaha caddaaladda guud ahaan ee dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498215\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-03-at-8.49.36-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"958\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498216\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-03-at-8.49.36-AM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1248\" height=\"1280\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498217\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/WhatsApp-Image-2022-02-03-at-8.50.40-AM.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"958\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan gaar ah layeeshay ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo qaar ka mid ah hay\u2019adaha Qaramada Midoobay ee jooga Soomaaliya, gaar ahaan UNSOM iyo UNDP wuxuuna kala hadlay dar-dargalinta iyo mideynta dadaalada ay wadaan deeq-bixiyaasha sida gaarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":470455,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470454","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470454","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470454"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470454\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470456,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470454\/revisions\/470456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470455"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}