{"id":470417,"date":"2022-02-03T08:53:39","date_gmt":"2022-02-03T08:53:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470417"},"modified":"2022-02-03T08:54:04","modified_gmt":"2022-02-03T08:54:04","slug":"wasiirka-diinta-iyo-awqaafta-xfs-oo-diray-baaq-ku-aaddan-gurmadka-abaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-diinta-iyo-awqaafta-xfs-oo-diray-baaq-ku-aaddan-gurmadka-abaaraha\/","title":{"rendered":"Wasiirka Diinta iyo Awqaafta XFS oo diray baaq ku aaddan gurmadka abaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta XFS, Cumar Cali Rooble ayaa Dowladda iyo bulshada Soomaaliyeed ujeediyay baaq ku aaddan wax ka qabaashada abaarta baahsan ee ku dhufatay qeybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mudane, Cumar Cali Rooble ayaa si gaar ah ula hadlay da\u2019yarta Soomaaliyeed , isagoo sheegay in waddan kasta cidda wax ka baddasha ay tahay dhallinyarada, sidaa daraaddeedna loo baahan yahay inay doorka ugu muhiimsan ka qaataan samatabixinta dadka ay abaartu saamaysay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa intaa ku daray inaysan haatan jirin cid fahamsan ama ku baraarugsan heerka ay taagan tahay abaarta iyo waxyeellada ka dhalatay, isagoo bulshada ku boorriyay inay mudnaanta koowaad siiyaan gargaarista ummada tabaaleysan ee dariiqyada daadsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta XFS, Cumar Cali Rooble ayaa Dowladda iyo bulshada Soomaaliyeed ujeediyay baaq ku aaddan wax ka qabaashada abaarta baahsan ee ku dhufatay qeybo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya. Mudane, Cumar Cali Rooble ayaa si gaar ah ula hadlay da\u2019yarta Soomaaliyeed , isagoo sheegay in waddan kasta cidda wax ka baddasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":470421,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470417","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470417"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470422,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470417\/revisions\/470422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}