{"id":470368,"date":"2022-02-02T12:40:32","date_gmt":"2022-02-02T12:40:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470368"},"modified":"2022-02-02T12:40:32","modified_gmt":"2022-02-02T12:40:32","slug":"rw-rooble-oo-heyadaha-samafalka-dowladda-imaaraadka-kala-hadlay-sidii-loogu-gurman-lahaa-dadka-soomaaliyeed-ee-abaartu-saameysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/rw-rooble-oo-heyadaha-samafalka-dowladda-imaaraadka-kala-hadlay-sidii-loogu-gurman-lahaa-dadka-soomaaliyeed-ee-abaartu-saameysay\/","title":{"rendered":"RW Rooble oo hey\u2019adaha samafalka dowladda Imaaraadka kala hadlay sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay"},"content":{"rendered":"<p>Abu Dhabi-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi, kula kulmay Hay\u2019adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta iyo Hay\u2019adaha samafalka ee dalkaas oo uu kala hadlay sidii gargaar deg deg ah loola soo gaari lahaa shacabka Soomaaliyeed ee Abaartu saameysay.<\/p>\n<p>Saraakiisha Hay\u2019adaha uu la kulmay ayaa dhankooda waxaa ay sheegeen in ay diyaar u yihiin in gurmad deg deg ah ay la soo gaaraan Bulshada Soomaaliyeed, iyaga oo kaashana dowladooda Imaaraadka Carabta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abu Dhabi-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi, kula kulmay Hay\u2019adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta iyo Hay\u2019adaha samafalka ee dalkaas oo uu kala hadlay sidii gargaar deg deg ah loola soo gaari lahaa shacabka Soomaaliyeed ee Abaartu saameysay. Saraakiisha Hay\u2019adaha uu la kulmay ayaa dhankooda waxaa ay sheegeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":470369,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[753],"class_list":{"0":"post-470368","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-rw-rooble-oo-heyadaha-samafalka-dowladda-imaaraadka-kala-hadlay-sidii-loogu-gurman-lahaa-dadka-soomaaliyeed-ee-abaartu-saameysay"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470368"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470370,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470368\/revisions\/470370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}