{"id":470358,"date":"2022-02-02T11:02:33","date_gmt":"2022-02-02T11:02:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470358"},"modified":"2022-02-02T11:02:33","modified_gmt":"2022-02-02T11:02:33","slug":"turkiga-oo-ku-dhawaaqay-duqeymo-ka-dhan-ah-kurdiyiinta-ku-sugan-ciraaq-iyo-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/turkiga-oo-ku-dhawaaqay-duqeymo-ka-dhan-ah-kurdiyiinta-ku-sugan-ciraaq-iyo-suuriya\/","title":{"rendered":"Turkiga oo ku dhawaaqay duqeymo ka dhan ah Kurdiyiinta ku sugan Ciraaq iyo Suuriya"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in diyaaradaha dagaalka \u00a0Turkiga ay duqeeyeen gooba ay ku sugnayeen maleeshiyaadka Kurdiyiinta, oo ay ku jiraan xeryo tababar iyo goobo lagu keeydiyo Rasaasta, oo ku yaalla Ciraaq iyo Waqooyiga Suuriya.<\/p>\n<p>Dhammaan Diyaaradihii howlgalka ka qeyb qaatay ayaa dib ugu laabtay goobihii ay ka soo kaceen, sida lagu sheegay war ka soo baxay wasaaradda Gaashaandhigga, inkastoo wasaaraddu aanay ka war bixinin khasaaraha ka dhashay howlgalka.<\/p>\n<p>War saxaafadeedka wasaaradda ayaa lagu sheegay in howlgalkan dhanka circa ah lagu beegsaday maleeshiyaadka Kurdiyiinta oo saldhigyo ku leh dalka Ciraaq iyo Suuriya, kuwaas oo uu Turkigu u arko kooxo Argagixiso ah.<\/p>\n<p>Dhankeeda, waaxda la dagaalanka Argagaxisada \u200b Ciraaq ayaa sheegay in Diyaaradaha Dagaalka Turkiga ay duqeeyeen dhowr \u00a0ay ka geeysteen dhawr goobood oo ay ku sugnaayeen Maleeshiyada Kurdiyiinta ee PKK, iyaga oo tilmaamay in Weeraradaasi ay geysteen dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Maleeshidaadka Kurdiyiinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in diyaaradaha dagaalka \u00a0Turkiga ay duqeeyeen gooba ay ku sugnayeen maleeshiyaadka Kurdiyiinta, oo ay ku jiraan xeryo tababar iyo goobo lagu keeydiyo Rasaasta, oo ku yaalla Ciraaq iyo Waqooyiga Suuriya. Dhammaan Diyaaradihii howlgalka ka qeyb qaatay ayaa dib ugu laabtay goobihii ay ka soo kaceen, sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":470359,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470358","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470358","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470360,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470358\/revisions\/470360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470359"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}