{"id":470302,"date":"2022-02-02T08:09:10","date_gmt":"2022-02-02T08:09:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470302"},"modified":"2022-02-02T08:18:00","modified_gmt":"2022-02-02T08:18:00","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-la-kulmay-hayadda-bisha-cas-ee-imaaraadka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-la-kulmay-hayadda-bisha-cas-ee-imaaraadka-carabta\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay hay\u2019adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Abu Dhabi -SONNA:-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane \u00a0Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo wali ku sugan Imaaraadka Carabta \u00a0ayaa halkaasi kawada kulamo uu la qaadanayo Madaxda dalkaas kuwaas oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay hay\u2019adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta iyo hay\u2019adaha samafalka ee dalkaas<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa hay\u2019adda \u00a0kala hadlay sidii gargaar deg deg ah loola soo gaari lahaa shacabka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abu Dhabi -SONNA:-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane \u00a0Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo wali ku sugan Imaaraadka Carabta \u00a0ayaa halkaasi kawada kulamo uu la qaadanayo Madaxda dalkaas kuwaas oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay hay\u2019adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":470303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470302","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470302"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470306,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470302\/revisions\/470306"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}