{"id":470297,"date":"2022-02-02T05:46:00","date_gmt":"2022-02-02T05:46:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470297"},"modified":"2022-02-02T05:51:18","modified_gmt":"2022-02-02T05:51:18","slug":"doorashada-kuraas-kamid-ah-golaha-shacabka-oo-maanta-lagu-qabanayo-muqdisho-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/doorashada-kuraas-kamid-ah-golaha-shacabka-oo-maanta-lagu-qabanayo-muqdisho-garoowe\/","title":{"rendered":"Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo maanta lagu qabanayo Muqdisho &#038; Garoowe."},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Muqdisho(SONNA)-<\/span><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland iyo Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay Magaalooyinka Muqdisho &amp; Garoowe ku kala qabanayaan doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Guddiga Maamulka doorashooyinka Gobolada Waqooyi ayaa Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ku qabanaya doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo loo diiwaangeliyay musharrixiintii ku tartami lahaa.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">\u00a0<\/span><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Dhinaca kale Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta Magaalada Garoowe ku qabanaya doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, waxaana kuraasta la qabanayo ku tartami doono masharaxiin dhowr ah<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland iyo Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay Magaalooyinka Muqdisho &amp; Garoowe ku kala qabanayaan doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka. Guddiga Maamulka doorashooyinka Gobolada Waqooyi ayaa Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ku qabanaya doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo loo diiwaangeliyay musharrixiintii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":470298,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470297","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470297","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470297"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470297\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470301,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470297\/revisions\/470301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470298"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470297"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470297"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470297"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}