{"id":470293,"date":"2022-02-02T05:35:24","date_gmt":"2022-02-02T05:35:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470293"},"modified":"2022-02-02T05:35:24","modified_gmt":"2022-02-02T05:35:24","slug":"raiisul-wasaare-rooble-oo-la-kulmay-sheikh-maxamed-bin-zaayid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-rooble-oo-la-kulmay-sheikh-maxamed-bin-zaayid\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Sheikh Maxamed Bin Zaayid"},"content":{"rendered":"<div class=\"td_block_wrap tdb_single_content tdi_181 td-pb-border-top td_block_template_1 td-post-content tagdiv-type\" data-td-block-uid=\"tdi_181\">\n<div class=\"tdb-block-inner td-fix-index\">\n<p>Muqdisho(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulan la yeeshay Dhaxal sugaha Abu Dhabi ahna Ku-xigeenka Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida ee Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zaayid Ala Nahyaan.<\/p>\n<p>Kulanka Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo Sheikh Zaayid ayaa diiradda lagu saaray horumarinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay Sheikh Maxamed Bin Zaayid iyo Shacabka Imaaraadka Carabta soo dhaweynta isaga iyo wafdigiisa iyo sidoo kale doorka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, gaar ahaan gurmadkii ay la soo gaareen Shacabka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay.<\/p>\n<p>Dhaxalsugaha Abu Dhabi Sheikh Maxamed Bin Zayid ayaa dhankiisa Ra\u2019iisul Wasaaraha uga mahadceliyay mowqifkii Xukuumadda Soomaaliya ay ku cambaareysay weerarradii argagixiso ee maleeshiyaadka Xuutiyiintu la beegsadeen goobo ku yaalla Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo Dhaxal sugaha Abu Dhabi Sheikh Maxamed Bin Zayid, ayaa sidoo kale looga hadlay arrimo dhowr ah oo khuseeya guud ahaan gobolka iyo xiriirka labad dal.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay sidoo kale goobjoog ka ahaayeen mas\u2019uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Imaaraadka Carabta, waxaa Ra\u2019iisul Wasaaraha kala qeyb galay Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi Abuukar Xaaji.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498084 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013243.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" srcset=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013243.jpg 1280w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013243-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013243-768x511.jpg 768w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013243-500x333.jpg 500w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013243-800x533.jpg 800w\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"852\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498085 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013245.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" srcset=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013245.jpg 1280w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013245-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013245-768x511.jpg 768w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013245-500x333.jpg 500w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013245-800x533.jpg 800w\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"852\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-498086 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013247.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" srcset=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013247.jpg 1280w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013247-300x270.jpg 300w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013247-768x692.jpg 768w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013247-500x451.jpg 500w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/20220202_013247-800x721.jpg 800w\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"1154\" \/><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"wpb_wrapper td_block_wrap td_block_wrap tdb_single_current_post tdi_183  td-pb-border-top td_block_template_1\">\n<div class=\"td-fix-index\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulan la yeeshay Dhaxal sugaha Abu Dhabi ahna Ku-xigeenka Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida ee Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zaayid Ala Nahyaan. Kulanka Ra\u2019iisul Wasaare Rooble iyo Sheikh Zaayid ayaa diiradda lagu saaray horumarinta xiriirka iyo iskaashiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":470294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470293","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470293","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470293"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470295,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470293\/revisions\/470295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}