{"id":470229,"date":"2022-02-01T06:47:50","date_gmt":"2022-02-01T06:47:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470229"},"modified":"2022-02-01T06:50:03","modified_gmt":"2022-02-01T06:50:03","slug":"puntland-oo-dil-ku-xukuntay-rag-ka-tirsanaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/puntland-oo-dil-ku-xukuntay-rag-ka-tirsanaa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Puntland oo dil ku xukuntay rag ka tirsanaa Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad gobaleedka Puntland ayaa xukun ku ridday rag ku eedaysan in ay ka tirsan yihiin\u00a0 kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>Shabakaddan oo ka kooban lix xubnood, ayaa afar kamida lagu xukumay dil toogasho ah, halka labada kalena lagu ridday xabsiyo u dhexeeya 20 illaa 30 sano.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa sheegtay in shabakaddan ay intii u dhaxaysay 2017 illaa 2021 dilal badan ka geysteen gudaha magaalada Gaalkacyo, waxanay xukumanayaashu siisay racfaan 30 cisho ah, si ay u qabsadaan qareenno difaaca haddii aysan ku qanacsanayn xukunka lagu riday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo-(SONNA)-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad gobaleedka Puntland ayaa xukun ku ridday rag ku eedaysan in ay ka tirsan yihiin\u00a0 kooxda Al-shabaab. Shabakaddan oo ka kooban lix xubnood, ayaa afar kamida lagu xukumay dil toogasho ah, halka labada kalena lagu ridday xabsiyo u dhexeeya 20 illaa 30 sano. Maxkamadda ayaa sheegtay in shabakaddan ay intii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":470230,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470229","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470229"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470231,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470229\/revisions\/470231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}