{"id":470165,"date":"2022-01-31T08:05:04","date_gmt":"2022-01-31T08:05:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470165"},"modified":"2023-01-07T09:18:15","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:15","slug":"qaramada-midoobay-iyo-ecowas-oo-qiimeeynaya-xaaladda-burkina-faso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-iyo-ecowas-oo-qiimeeynaya-xaaladda-burkina-faso\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay iyo Ecowas oo qiimeeynaya\u00a0xaaladda Burkina Faso"},"content":{"rendered":"<p>Saraakiil ka socota urur goboleedka Galbeedka Afrika ee Ecowas iyo Qaramada Midoobay ayaa manta oo Isniin ah ku sugnaan doona caasimadda Burkina Faso ee Ouagadougou, si ay u qiimeeyaan xaaladda dalkaasi oo dhowaan ay ka dhaceen afgambi mileter .<\/p>\n<p>Saraakiisha ka socota Ecowas \u00a0waa kuwo heer \u00a0wasiir ah,halka wafdiga Qaramada Midoobay uu hoggaaminayo madaxa xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Galbeedka Afrika iyo Saaxil, Mahamat Saleh Annadif.<\/p>\n<p>Saraakiisha wadajirka ah ayaa wadahadalo la yeelan doona saraakil uu ka mid yahay Paul-Henri Damiba oo ah hogaamiyaha kooxda miletweriga ee inqilaabtay Burkino Faso.<\/p>\n<p>Shir madaxeedka dalalka ku bohoobay Ecowas ayaa la qorsheeyay maalinimada Khamiista ee soo socota ,si looga tashado waxa laga yeelayo arrimaha dalka Burkino Faso.<\/p>\n<p>Hogaamiyayaasha gobolka ayaa yeeshay kulan deg deg ah Jimcihii halkaas oo ay ku hakiyeen xubinimada dalkaasi .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiil ka socota urur goboleedka Galbeedka Afrika ee Ecowas iyo Qaramada Midoobay ayaa manta oo Isniin ah ku sugnaan doona caasimadda Burkina Faso ee Ouagadougou, si ay u qiimeeyaan xaaladda dalkaasi oo dhowaan ay ka dhaceen afgambi mileter . Saraakiisha ka socota Ecowas \u00a0waa kuwo heer \u00a0wasiir ah,halka wafdiga Qaramada Midoobay uu hoggaaminayo madaxa xafiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":470166,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470165","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470165","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470165"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470165\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470168,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470165\/revisions\/470168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470166"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}