{"id":470139,"date":"2022-01-31T05:46:07","date_gmt":"2022-01-31T05:46:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470139"},"modified":"2022-01-31T05:46:07","modified_gmt":"2022-01-31T05:46:07","slug":"doorashada-lix-kursi-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-lagu-qabanayo-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/doorashada-lix-kursi-golaha-shacabka-ee-baarlamaanka-soomaaliya-oo-maanta-lagu-qabanayo-jowhar\/","title":{"rendered":"doorashada lix kursi Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lagu qabanayo Jowhar"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Muqdisho(SONNA)-Guddiga Maamulka dorashooyinka ee dowlad Goboleed\u00a0 Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta ay Magaalada Jowhar ku qabtaan doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; box-sizing: border-box; overflow-wrap: break-word; font-variant-ligatures: normal; font-variant-caps: normal; orphans: 2; text-align: start; widows: 2; -webkit-text-stroke-width: 0px; text-decoration-thickness: initial; text-decoration-style: initial; text-decoration-color: initial; word-spacing: 0px; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Guddiga ayaa shalay Gelinkii dambe soo geba-gabeeyay diiwaangelinta musharrixiinta ku tartamaya doorashada lixda Kursi,waxana hada jowhar ka soconeyso qaban qaabada doorashada lixda kursi oo ay Musharaxiin dhowr ah ku tartamayaan.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white; margin: 0in 0in 16.3pt 0in;\"><span style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Verdana','sans-serif'; color: #222222;\">Kuraasta maanta Jowhar lagu dooranayo ayaa noqoneyso <span style=\"background: white;\">kuraastii ugu horreeysay ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad oo Maamulka Hir-Shabeelle uu qabto, iyadona si dar dar leh ay ku socoto doorashada xildhibaanada si loo dhaqan galiyo jadawalkii doorashada oo ay ku heshiyeen madaxdii Golaha wadatashiga Qaran\u00a0 ee ahaa in ugu dambeyn 25-febaray lagu soo gaba gabeeyo doorashada dalaka<\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Guddiga Maamulka dorashooyinka ee dowlad Goboleed\u00a0 Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta ay Magaalada Jowhar ku qabtaan doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Guddiga ayaa shalay Gelinkii dambe soo geba-gabeeyay diiwaangelinta musharrixiinta ku tartamaya doorashada lixda Kursi,waxana hada jowhar ka soconeyso qaban qaabada doorashada lixda kursi oo ay Musharaxiin dhowr [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":470140,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470139","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470139"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470141,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470139\/revisions\/470141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470140"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}