{"id":470090,"date":"2022-01-30T11:52:38","date_gmt":"2022-01-30T11:52:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470090"},"modified":"2022-01-30T12:00:28","modified_gmt":"2022-01-30T12:00:28","slug":"argagixisada-al-shabaab-oo-gubay-tuulooyin-hoostaga-degmada-balcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/argagixisada-al-shabaab-oo-gubay-tuulooyin-hoostaga-degmada-balcad\/","title":{"rendered":"Argagixisada Al-Shabaab oo gubay tuulooyin hoostaga degmada Balcad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Nabad-diidka Alshabaab ayaa gubay guryo ku yaal tuulooyin hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe, halkaas oo ay ku dhaqnaayeen dad u badan beeraley iyo xoolo dhaqato.<\/p>\n<p>Mareerey oo qiyaastii 5-km waqooyi bari ka xigta degmada Balcad ayay shalay galinkii dambe argagixisada gubeen, iyagoo baa\u2019biyay guryihii dadka danyarta ah ay deganaayeen, halka Mukey Dheere la gubay Jimcihii.<\/p>\n<p>Dadka ka barakacay tuulooyinkaas, ayaa hadda waxay duruufo nololeed oo aad u adag, ku haystaan degmada Balcad oo ay ku soo barakaceen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Nabad-diidka Alshabaab ayaa gubay guryo ku yaal tuulooyin hoostaga degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe, halkaas oo ay ku dhaqnaayeen dad u badan beeraley iyo xoolo dhaqato. Mareerey oo qiyaastii 5-km waqooyi bari ka xigta degmada Balcad ayay shalay galinkii dambe argagixisada gubeen, iyagoo baa\u2019biyay guryihii dadka danyarta ah ay deganaayeen, halka Mukey Dheere la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":470091,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470090","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470090","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470090"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470095,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470090\/revisions\/470095"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}