{"id":470068,"date":"2022-01-30T09:01:44","date_gmt":"2022-01-30T09:01:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470068"},"modified":"2022-01-30T09:01:44","modified_gmt":"2022-01-30T09:01:44","slug":"wafdi-uu-hoggaaminayo-raiisal-wasaaraha-xfs-oo-u-amba-baxay-dalka-isutagga-imaaraadka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-uu-hoggaaminayo-raiisal-wasaaraha-xfs-oo-u-amba-baxay-dalka-isutagga-imaaraadka-carabta\/","title":{"rendered":"Wafdi uu hoggaaminayo Ra&#8217;iisal wasaaraha XFS oo u amba-baxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA):<\/strong>&#8211; Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, isagoo kulammo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga labada dal la yeelan doona madaxda sare ee dalkaas.<\/p>\n<p>Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka sii sagootiyay Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):&#8211; Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, isagoo kulammo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga labada dal la yeelan doona madaxda sare ee dalkaas. Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka sii sagootiyay Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed.<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":470069,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470068","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470070,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470068\/revisions\/470070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470069"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}