{"id":470059,"date":"2022-01-30T06:13:30","date_gmt":"2022-01-30T06:13:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=470059"},"modified":"2022-01-30T06:13:30","modified_gmt":"2022-01-30T06:13:30","slug":"bekir-bozdag-oo-loo-magacaabay-wasiirka-cadaaladda-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bekir-bozdag-oo-loo-magacaabay-wasiirka-cadaaladda-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Bekir Bozda\u011f oo loo magacaabay wasiirka cadaaladda dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA):<\/strong>&#8211; Madaxa Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka ee dalka Turkiga Bekir Bozda\u011f, ayaa loo magacaabay Wasiirka cusub ee Cadaaladda dalka Turkiga, ka dib markii Abd\u00fclhamit G\u00fcl uu gudbiyay istiqaaladiisa, sida lagu sheegay bayaan lagu daabacay Faafinta Rasmiga ah.<\/p>\n<p>\u201cWaan iska casilay xilkii aan ka hayay wasaaradda cadaaladda, oo aan hayay tan iyo 19-kii July 2017,\u201d ayuu G\u00fcl ku sheegay qoraal uu soo dhigay \u00a0bartiisa Twitter-ka<\/p>\n<p>Bozda\u011f, oo ah qareen iyo siyaasi, wuxuu haystaa shahaadada koowaad ee jaamacadda kuliyadda fiqiga iyo shahaadada mastarka ee Machadka Sayniska Bulshada, Waaxda Taariikhda Diinta ee Jaamacadda Uluda\u011f.Waxa uu sidoo kale shahaado jaamacadeed oo qaanuunka ka qaatay Jaamacadda Sel\u00e7uk.<\/p>\n<p>Bekir Bozda\u011f\u00a0 ayaa Wuxuu sidoo kale soo noqday Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeen, wasiirkii cadaaladda iyo madaxii guddiga dastuurka 27aad ee sharci dejinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):&#8211; Madaxa Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka ee dalka Turkiga Bekir Bozda\u011f, ayaa loo magacaabay Wasiirka cusub ee Cadaaladda dalka Turkiga, ka dib markii Abd\u00fclhamit G\u00fcl uu gudbiyay istiqaaladiisa, sida lagu sheegay bayaan lagu daabacay Faafinta Rasmiga ah. \u201cWaan iska casilay xilkii aan ka hayay wasaaradda cadaaladda, oo aan hayay tan iyo 19-kii July 2017,\u201d ayuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":470060,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-470059","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470059","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=470059"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470059\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":470061,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/470059\/revisions\/470061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/470060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=470059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=470059"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=470059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}