{"id":469992,"date":"2022-01-29T06:10:56","date_gmt":"2022-01-29T06:10:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469992"},"modified":"2022-01-29T06:10:56","modified_gmt":"2022-01-29T06:10:56","slug":"wasiirkii-hore-ee-gaashaandhigga-liberia-oo-xukun-lagu-riday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirkii-hore-ee-gaashaandhigga-liberia-oo-xukun-lagu-riday\/","title":{"rendered":"Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Liberia oo xukun lagu riday"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho.(SONNA):<\/strong>&#8211; Maxkamadda sare ee Liberia, ayaa amartay in Brownie Samukai oo ahaa wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Liberia, lagu xukumo labo sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay kiis musuq-maasuq ah.<\/p>\n<p>Samukai iyo laba kamid ah saaxiibadii ayaa lagu soo edeeyay laba sano ka hor falal isugu jiro xatooyo ah iyo dhaqidda lacag faalso ah oo gaaraya Hal Milyan oo dollar.<\/p>\n<p>Horay ayaa Raggan loogu xukumay labo sano oo ganaax ah iyo in ay dib u soo celiyaan kala bar lacagtaasi muddo lix bilood gudahood, hase yeshee fulinta amarkaas way ku guuldareysteen.<\/p>\n<p>Garsooreaha Maxkamadda sare ee Liberia ayaa go\u2019aamiyay in seddexdan muwaaddin madaama ay fuliwaayeen go\u2019aankii hore ay tahay in hadda ay dib u soo celiyaan dhammaan lacagtii\u00a0 lagu xukumay, mudadaasna lagu sii haayn doona\u00a0 xabsiga.<\/p>\n<p>Brownie Samukai ayaa muddo dheer soo ahaa wasiirka Gaashaandhigga dalkaasi gaar ahaan xilligii madaxweynihii hore ee Ellen Johnson Sirleaf.<\/p>\n<p>Siyaasigan ayaa Sannadkii hore waxaa loo doortay senatar ka tirsan kowntiga Lofa, balse kiiska musuq-maasuqa ah ayaa ka hor istaagay inuu kursigiisa qabto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):&#8211; Maxkamadda sare ee Liberia, ayaa amartay in Brownie Samukai oo ahaa wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Liberia, lagu xukumo labo sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay kiis musuq-maasuq ah. Samukai iyo laba kamid ah saaxiibadii ayaa lagu soo edeeyay laba sano ka hor falal isugu jiro xatooyo ah iyo dhaqidda lacag faalso ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":469993,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469992","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469992","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469992"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469994,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469992\/revisions\/469994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469993"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}