{"id":469901,"date":"2022-01-27T15:58:06","date_gmt":"2022-01-27T15:58:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469901"},"modified":"2022-01-27T15:58:06","modified_gmt":"2022-01-27T15:58:06","slug":"wasiirka-tamarta-iyo-kheyraadka-biyaha-xfs-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-tamarta-iyo-kheyraadka-biyaha-xfs-oo-kulan-la-qaatay-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mundane Xasan Cabdinuur Cabdi iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa maanta kulan Ku yeeshey safaarada Turkiga ee magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxay ka wadahadleen sii xoojinta iskaashiga labada dal ee dhanka Tamarta iyo Biyaha Iyo dhameeystirka heshishyadii ay horay u wada gaareen labada dal.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirka iyo Safiirka ayaa Ka wada hadlay siddii hey\u2019adaha Turkiga ay uga qeyb qaadan lahaayeen gurmadka dadka Abaaraha iyo biyo la\u2019aanta Baahsan soo food saartey ee gobolada dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mundane Xasan Cabdinuur Cabdi iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa maanta kulan Ku yeeshey safaarada Turkiga ee magaaladda Muqdisho. Waxay ka wadahadleen sii xoojinta iskaashiga labada dal ee dhanka Tamarta iyo Biyaha Iyo dhameeystirka heshishyadii ay horay u wada gaareen labada dal. Sidoo kale Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":469902,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469901","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469901","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469901"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469901\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469903,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469901\/revisions\/469903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469902"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469901"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469901"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469901"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}