{"id":469766,"date":"2022-01-26T18:36:31","date_gmt":"2022-01-26T18:36:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469766"},"modified":"2022-01-26T18:36:31","modified_gmt":"2022-01-26T18:36:31","slug":"madaxweyne-farmaajo-iyo-amiirka-qatar-oo-ka-wada-hadlay-xiriirka-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-iyo-amiirka-qatar-oo-ka-wada-hadlay-xiriirka-labada-dal\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar oo ka wada hadlay xiriirka labada dal"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa telefoon kula hadlay galabta amiirka dowladda Qatar Shiikh Tamiim bin Xamad. Madaxweynaha iyo amiirka ayaa ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa danaha ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qatar<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo iyo amiir Tamiim ayaa sidoo\u00a0 kale kawada hadlay xaaladihii ugu danbeeya ee Soomaaliya<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_220126_213118_879.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa telefoon kula hadlay galabta amiirka dowladda Qatar Shiikh Tamiim bin Xamad. Madaxweynaha iyo amiirka ayaa ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa danaha ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qatar Madaxweyne Farmaajo iyo amiir Tamiim ayaa sidoo\u00a0 kale kawada hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":469767,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[746],"class_list":{"0":"post-469766","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-madaxweyne-farmaajo-iyo-amiirka-qatar-oo-kawada-hadlay-xiriirka-labada-dal"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469766","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469766"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469766\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469768,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469766\/revisions\/469768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469767"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}