{"id":469664,"date":"2022-01-26T07:57:26","date_gmt":"2022-01-26T07:57:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469664"},"modified":"2022-01-26T07:57:26","modified_gmt":"2022-01-26T07:57:26","slug":"britain-oo-ruushka-ugu-hanjabtay-cunaqabateeyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/britain-oo-ruushka-ugu-hanjabtay-cunaqabateeyn\/","title":{"rendered":"Britain oo Ruushka ugu hanjabtay cunaqabateeyn"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Ka dib markii Ruushku uu xadka Ukraine ka bilaabay dhoolatus milatari, ayuu Ra\u2019iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ugu hanjabay Moscow cunaqabatayn aan hore loo arag haddu arrinkaas ka baaqsan waayo.<\/p>\n<p>Boris Johnson ayaa intaa ku daray in dalkiisu uu Isha ku hayo dhammaan Talabooyinka daan daansiga ah ee uu waddo Ruushka, taana ay keeni doonto in cunaqabatayn dhaqaale lagu soo rogo Xukuumadda Ruushka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Britain ayaa sidoo kale caddeeyay inuu diyaar u yahay inuu mar kale la hadlo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, si uu ugu digo daandaansiga ka dhanka ah Ukraine.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Ka dib markii Ruushku uu xadka Ukraine ka bilaabay dhoolatus milatari, ayuu Ra\u2019iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ugu hanjabay Moscow cunaqabatayn aan hore loo arag haddu arrinkaas ka baaqsan waayo. Boris Johnson ayaa intaa ku daray in dalkiisu uu Isha ku hayo dhammaan Talabooyinka daan daansiga ah ee uu waddo Ruushka, taana ay keeni doonto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":469665,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469664","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469664","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469664"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469666,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469664\/revisions\/469666"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}