{"id":469654,"date":"2022-01-26T07:45:34","date_gmt":"2022-01-26T07:45:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469654"},"modified":"2022-01-26T10:54:33","modified_gmt":"2022-01-26T10:54:33","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgal-ay-ka-sameyeen-galmudug-ku-dilay-maleeshiyaad-katirsan-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-howlgal-ay-ka-sameyeen-galmudug-ku-dilay-maleeshiyaad-katirsan-argagixisada\/","title":{"rendered":"Taliska Ciidanka xoogga oo sheegay inay dileen 20 katirsan argagixisad Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Ciidamadda Xoogga Dalka\u00a0 ayaa degaano katirsan gobolka Galgaduud ka sameeyay howlgallo ay ku dilay inka badan 20-maleeshiyaad katirsan argagixisada Al-shabaab iyagoo gacanta ku dhigay walxaha qarxa oo Nabadiidka ay doonayeen inay ku waxyeeleeyaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xubnaha la dilay ayaa isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad kale, sidoo kale ciidanka Qaranku waxay fashiliyeen qaraxyo ay kooxdu dooneysay inay ku dhibaateyso shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa warbaahinta dowlada\u00a0 u sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka ay maalmihii ugu dambeeyay kordhiyeen howlgalada ay ku baacsanayaan argagixisada taasi oo keentay inay ku guuleeystaan kahortaga qaraxyo ay argagixisadu rabtay in shacabka ay ku waxyeleyaan<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-469655 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/HOWLGAL11111.jpg\" alt=\"\" width=\"688\" height=\"979\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-469656\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/HOWLAGAL66666-169x300.jpg\" alt=\"\" width=\"692\" height=\"305\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-469657 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/HOWLAGAL7777.jpg\" alt=\"\" width=\"723\" height=\"968\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-469658\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/HOWLGAL33333-169x300.jpg\" alt=\"\" width=\"169\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/HOWLGAL33333-169x300.jpg 169w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/HOWLGAL33333-236x420.jpg 236w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/HOWLGAL33333.jpg 540w\" sizes=\"auto, (max-width: 169px) 100vw, 169px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Ciidamadda Xoogga Dalka\u00a0 ayaa degaano katirsan gobolka Galgaduud ka sameeyay howlgallo ay ku dilay inka badan 20-maleeshiyaad katirsan argagixisada Al-shabaab iyagoo gacanta ku dhigay walxaha qarxa oo Nabadiidka ay doonayeen inay ku waxyeeleeyaan shacabka Soomaaliyeed. Xubnaha la dilay ayaa isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad kale, sidoo kale ciidanka Qaranku waxay fashiliyeen qaraxyo ay kooxdu dooneysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":469710,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469654","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469654","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469654"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469711,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469654\/revisions\/469711"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469710"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}