{"id":469553,"date":"2022-01-25T11:17:54","date_gmt":"2022-01-25T11:17:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469553"},"modified":"2022-01-25T11:18:50","modified_gmt":"2022-01-25T11:18:50","slug":"magaalada-baydhabo-oo-maanta-lagu-doortay-saddex-ka-mid-ah-xildhibaannada-golaha-shacabka-ku-matalaya-koofur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/magaalada-baydhabo-oo-maanta-lagu-doortay-saddex-ka-mid-ah-xildhibaannada-golaha-shacabka-ku-matalaya-koofur-galbeed\/","title":{"rendered":"Magaalada Baydhabo oo maanta lagu doortay saddex ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ku matalaya koofur galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Waxaa maanta oo talaado ah lagu doortay magaalada Baydhaba ee xarunta kmg u ah maamulka koofur galbeed saddex xildhibaan oo ka mid noqon doona baarlamaanka 11-aad ee golaha shacabka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaan, Maxamed Jaamac Mursal (Geelle), ayaa kusoo baxay kursiga koobaad ee ay maanta doorashadiisu ka dhacday magaalada Baydhabo, Isxaaq Maxamed Mursal {Fanax} ayaa isna loo doortay mudane ka mid noqon doona Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, waxaa sidoo kale xildhibaannada soo baxay ka mid ah , Sayid Cali Isaaq Maxamed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Waxaa maanta oo talaado ah lagu doortay magaalada Baydhaba ee xarunta kmg u ah maamulka koofur galbeed saddex xildhibaan oo ka mid noqon doona baarlamaanka 11-aad ee golaha shacabka Soomaaliya. Xildhibaan, Maxamed Jaamac Mursal (Geelle), ayaa kusoo baxay kursiga koobaad ee ay maanta doorashadiisu ka dhacday magaalada Baydhabo, Isxaaq Maxamed Mursal {Fanax} ayaa isna loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":469541,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469553","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469553","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469553"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469556,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469553\/revisions\/469556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}