{"id":469494,"date":"2022-01-24T10:51:03","date_gmt":"2022-01-24T10:51:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469494"},"modified":"2022-01-24T10:51:03","modified_gmt":"2022-01-24T10:51:03","slug":"safiirka-cusub-ee-mareykanka-u-qaabilsan-soomaaliya-oo-soo-gaaray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-cusub-ee-mareykanka-u-qaabilsan-soomaaliya-oo-soo-gaaray-muqdisho\/","title":{"rendered":"Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Larry Andrey, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa barteeda Twitter-ka ku sheegtay in ay aad u daneyneyso in ay la shaqeyso dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda.<\/p>\n<p>Bishii Abriil 2021, madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa danjire Larry Andrey u soo magaacabay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in danjiraha cusub ee Mareykanka uu ahaa danjiraha Mareykanka ee Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Mauritania, wuxuuna ku biiray wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka 1990-kii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Larry Andrey, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa barteeda Twitter-ka ku sheegtay in ay aad u daneyneyso in ay la shaqeyso dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda. Bishii Abriil 2021, madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa danjire Larry Andrey u soo magaacabay safiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":469495,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469494","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469494","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469496,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469494\/revisions\/469496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}