{"id":469487,"date":"2022-01-24T10:29:29","date_gmt":"2022-01-24T10:29:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469487"},"modified":"2023-01-07T09:18:15","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:15","slug":"ciidamada-burkina-faso-oo-xiray-madaxweynihii-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-burkina-faso-oo-xiray-madaxweynihii-dalkaas\/","title":{"rendered":"Ciidamada Burkina Faso oo xiray madaxweynihii dalkaas"},"content":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah warbaahinta caalamka ayaa xaqiijiyay in ciidamaada dalka Burkina Faso ay xireen madaxweynihii dalkaas Roch Christian Kabore.<\/p>\n<p>Diblomaasiyiin iyo mas\u2019ulliyin amni ayaa REUTERS u sheegay in madaxweynaha lagu xiray xero ciidan.<\/p>\n<p>Shalay iyo subaxnimadii manta oo isniin ah, meel u dhaw madaxtooyada dalkaasi waxaa ka dhacay \u00a0is rasaaseyn inkasta oo markii danbe dowladdu shegtay inaysan jirin wax afgenbi ah.<\/p>\n<p>Todobaadki hore, xukuumada dalka Burkina Faso ayaa sheegtay in la\u00a0 xiray dhowr askari oo lagu soo eedeyay inay wadeen afgambi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah warbaahinta caalamka ayaa xaqiijiyay in ciidamaada dalka Burkina Faso ay xireen madaxweynihii dalkaas Roch Christian Kabore. Diblomaasiyiin iyo mas\u2019ulliyin amni ayaa REUTERS u sheegay in madaxweynaha lagu xiray xero ciidan. Shalay iyo subaxnimadii manta oo isniin ah, meel u dhaw madaxtooyada dalkaasi waxaa ka dhacay \u00a0is rasaaseyn inkasta oo markii danbe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":469488,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469487","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469487","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469487"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469487\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469489,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469487\/revisions\/469489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469488"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469487"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469487"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469487"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}