{"id":469456,"date":"2022-01-23T18:26:04","date_gmt":"2022-01-23T18:26:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469456"},"modified":"2022-01-23T18:26:04","modified_gmt":"2022-01-23T18:26:04","slug":"guddiga-doorashooyinka-jubbaland-oo-shaaciyey-odayaasha-dhaqanka-iyo-xubnaha-bulshada-rayid-ee-soo-xulaya-ergada-saddex-kursi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-doorashooyinka-jubbaland-oo-shaaciyey-odayaasha-dhaqanka-iyo-xubnaha-bulshada-rayid-ee-soo-xulaya-ergada-saddex-kursi\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo shaaciyey Odayaasha dhaqanka iyo xubnaha bulshada rayid ee soo xulaya ergada saddex kursi"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Guddiga maamulka doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa goor dhow guddiga hergalinta doorashooyinka heer Federaal u soo gudbiyay Odayaasha dhaqanka iyo xubnaha ururada bulshada ee soo xulaya ergada codbinta ee kuraasta tirsigoodu yahay HOP#126, HOP#118, HOP#127 oo doorashooda lagu qabanayo kismaayo.<\/p>\n<p>Saddexdaan kursi oo kamid ah kuraas dhawaan Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland uu shaaciyey in doorashadooda la qabanayo ayaa maanta la diiwaan galiyey odayaasha dhaqanka iyo xubnaha ururada bulshada ee soo xulaya ergada codbinta kuraastaan.<\/p>\n<p>In la shaaciyo cidda soo xuleysa ergada kursi walba ka hor intaan la dooran ayaa kamid ahaa qodobaddi lagu soo saaray heshiiskii shirkii ugu dambeeyey ee golaha wadatashiga Qaran ee lagu jiheynayey doorashada golaha shacabka iyo hab-raacyadda doorashadda.<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-469457\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1e3acf1f-6f86-4cbf-9239-dda750a9f6c5.jpg\" alt=\"\" width=\"896\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1e3acf1f-6f86-4cbf-9239-dda750a9f6c5.jpg 896w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1e3acf1f-6f86-4cbf-9239-dda750a9f6c5-210x300.jpg 210w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1e3acf1f-6f86-4cbf-9239-dda750a9f6c5-717x1024.jpg 717w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1e3acf1f-6f86-4cbf-9239-dda750a9f6c5-768x1097.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1e3acf1f-6f86-4cbf-9239-dda750a9f6c5-696x994.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1e3acf1f-6f86-4cbf-9239-dda750a9f6c5-294x420.jpg 294w\" sizes=\"auto, (max-width: 896px) 100vw, 896px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Guddiga maamulka doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa goor dhow guddiga hergalinta doorashooyinka heer Federaal u soo gudbiyay Odayaasha dhaqanka iyo xubnaha ururada bulshada ee soo xulaya ergada codbinta ee kuraasta tirsigoodu yahay HOP#126, HOP#118, HOP#127 oo doorashooda lagu qabanayo kismaayo. Saddexdaan kursi oo kamid ah kuraas dhawaan Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland uu shaaciyey in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":469457,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[738],"class_list":{"0":"post-469456","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-guddiga-doorashooyinka-jubbaland-oo-shaaciyey-odayaasha-dhaqanka-iyo-xubnaha-bulshada-rayid-ee-soo-xulaya-ergada-saddex-kursi"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469456","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469456"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469456\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469458,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469456\/revisions\/469458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469456"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469456"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469456"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}