{"id":469444,"date":"2022-01-23T18:02:39","date_gmt":"2022-01-23T18:02:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469444"},"modified":"2022-01-23T18:02:39","modified_gmt":"2022-01-23T18:02:39","slug":"guddiga-doorashooyinka-puntland-oo-shaaciyey-odayaasha-dhaqanka-ee-soo-xulaya-ergada-afar-kursi-oo-laga-soo-dooranayo-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-doorashooyinka-puntland-oo-shaaciyey-odayaasha-dhaqanka-ee-soo-xulaya-ergada-afar-kursi-oo-laga-soo-dooranayo-puntland\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashooyinka Puntland oo shaaciyey Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya ergada afar kursi oo laga soo dooranayo Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Guddiga maamulka doorashooyinka dowlad goboleedka Puntland ayaa goor dhow shaaciyey Odayaasha dhaqanka iyo xubnaha bulshada rayidka ee so xulaya ergada afarta kursi ee tirsigoodu yahay HOP#128, HOP#122, HOP#232, HOP#144.<\/p>\n<p>Afartaan kursi oo kamid ah kuraas dhawaan Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Puntland uu shaaciyey in doorashadooda la qabanayo ayaa maanta la diiwaan galiyey odayaasha dhaqanka iyo xubnaha ururada bulshada ee soo xulaya ergada codbinta kuraastaan.<\/p>\n<p>In la shaaciyo cidda soo xuleysa ergada kursi walba ka hor intaan la dooran ayaa kamid ahaa qodobaddi lagu soo saaray heshiiskii shirkii ugu dambeeyey ee golaha wadatashiga Qaran ee lagu jiheynayey doorashada golaha shacabka iyo hab-raacyadda doorashadda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-469446\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/29569c59-ab15-4da2-ad33-98b1941ec7a0.jpg\" alt=\"\" width=\"692\" height=\"1039\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/29569c59-ab15-4da2-ad33-98b1941ec7a0.jpg 692w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/29569c59-ab15-4da2-ad33-98b1941ec7a0-200x300.jpg 200w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/29569c59-ab15-4da2-ad33-98b1941ec7a0-682x1024.jpg 682w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/29569c59-ab15-4da2-ad33-98b1941ec7a0-280x420.jpg 280w\" sizes=\"auto, (max-width: 692px) 100vw, 692px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-469445\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/b3479c14-0be0-4632-a0ad-112b8b180f19.jpg\" alt=\"\" width=\"676\" height=\"889\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/b3479c14-0be0-4632-a0ad-112b8b180f19.jpg 676w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/b3479c14-0be0-4632-a0ad-112b8b180f19-228x300.jpg 228w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/b3479c14-0be0-4632-a0ad-112b8b180f19-319x420.jpg 319w\" sizes=\"auto, (max-width: 676px) 100vw, 676px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Guddiga maamulka doorashooyinka dowlad goboleedka Puntland ayaa goor dhow shaaciyey Odayaasha dhaqanka iyo xubnaha bulshada rayidka ee so xulaya ergada afarta kursi ee tirsigoodu yahay HOP#128, HOP#122, HOP#232, HOP#144. Afartaan kursi oo kamid ah kuraas dhawaan Guddiga doorashooyinka dowlad goboleedka Puntland uu shaaciyey in doorashadooda la qabanayo ayaa maanta la diiwaan galiyey odayaasha dhaqanka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":469447,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[736],"class_list":{"0":"post-469444","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-guddiga-doorashooyinka-puntland-oo-shaaciyey-odayaasha-dhaqanka-ee-soo-xulaya-ergada-afar-kursi-oo-laga-soo-dooranayo-puntland"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469444","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469444"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469444\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469448,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469444\/revisions\/469448"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469447"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469444"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469444"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469444"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}