{"id":469436,"date":"2022-01-23T16:56:19","date_gmt":"2022-01-23T16:56:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469436"},"modified":"2022-01-23T17:25:25","modified_gmt":"2022-01-23T17:25:25","slug":"madaxweyne-mustafe-cagjar-oo-soo-dhaweeyey-goaankii-golaha-wasiirrada-ee-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-mustafe-cagjar-oo-soo-dhaweeyey-goaankii-golaha-wasiirrada-ee-maanta\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Mustafe Cagjar oo soo dhaweeyey go\u2019aankii golaha wasiirrada ee maanta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar ayaa soo dhaweeyey go\u2019aankii galaha wasiiradda XfS ee ay ku burburiyeen go\u2019aan horay Ururka ONLY loogu aqoonsaday argagixo sanadkii 2017-kii, waxaana uu tilmaamay guul ummadda Soomaaliyeed in ONLY laga saaro liiska argagixisada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si wayn u soo dhawaynayaa go\u2019aanka Golaha Fulinta ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ay ku buriyeen go\u2019aan hore oo ururka ONLF loogu aqoonsaday inuu yahay urur argagixiso ah, gacan cadawna lagu galiyay halgamaa Abdikarim Sheikh Muuse (Qalbidhagax)\u201d ayuu madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar.<\/p>\n<p>Madaxweyne Mustaf Muxumed Cumar ayaa ku tilmaamay go\u2019aankii Ururka ONLY loogu aqoonsaday argagixiso inuu mid lagu dulmay shacabka dowlad deegaanka Soomaali Galbeed \u201cGo\u2019aankaas hore wuxuu ahaa ficil argagax galiyay shacabkii dulmanaa ee Deegaanka Soomaalida, xad-gudubna ku ahaa dhaqanka dawladnimo, ka Soomaalinimo iyo ka islaanimaba.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Mustaf Muxumed Cumar madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaali Galbeed aya yiri \u201cWaxaa kale oo aan dhaleeceeynaynaa ficiladii lamidka ahaa ee Deegaano kale oo Soomaaliyeed cadaw ugu soo gacan-geliyeen halgamayaal Soomaaliyeed oo diidaanaa tacadigii lagu hayay dadkooda. Waxaan rajaynayaa in taariikhdaas madow ee uur-ku-taaladda leh, xiligii ay dhacaysayna aan dhaleeceeynay, cashir iyo cibro-qaadasho u noqoto cid walba oo xadgudbkaas samaysay\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar ayaa soo dhaweeyey go\u2019aankii galaha wasiiradda XfS ee ay ku burburiyeen go\u2019aan horay Ururka ONLY loogu aqoonsaday argagixo sanadkii 2017-kii, waxaana uu tilmaamay guul ummadda Soomaaliyeed in ONLY laga saaro liiska argagixisada. \u201cWaxaan si wayn u soo dhawaynayaa go\u2019aanka Golaha Fulinta ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ay ku buriyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":469437,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[734],"class_list":{"0":"post-469436","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-madaxweyne-mustafe-cagjar-oo-soo-dhaweeyey-goaankii-golaha-wasiirrada-ee-maanta"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469436"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469443,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469436\/revisions\/469443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469437"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}