{"id":469319,"date":"2022-01-22T20:12:50","date_gmt":"2022-01-22T20:12:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469319"},"modified":"2022-01-22T20:14:28","modified_gmt":"2022-01-22T20:14:28","slug":"kooxo-hubeysan-oo-muqdisho-ku-dilay-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kooxo-hubeysan-oo-muqdisho-ku-dilay-guddoomiyihii-hore-ee-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dilay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><strong>SONNA<\/strong> (<strong>MUQDISHO<\/strong>)- Allaha u naxariiste waxaa daqiiqado kahor degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu dilay Guddoomiyahii hore ee gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Ibraahim Macow.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa muddooyinkii u dambeysay deganaa degmada Wadajir waxaana wararka sheegayaan in kooxo hubeysan ay dileen xilli uu ka soo baxay salaadda Cishe.<\/p>\n<p>Ciidamada Ammaanka oo gaaray goobta uu falka ka dhacay ayaa halkaasi ka sameeyay howlgal lagu baadi goobayo dadkii falkaasi ka dambeeyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SONNA (MUQDISHO)- Allaha u naxariiste waxaa daqiiqado kahor degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu dilay Guddoomiyahii hore ee gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Ibraahim Macow. Marxuumka ayaa muddooyinkii u dambeysay deganaa degmada Wadajir waxaana wararka sheegayaan in kooxo hubeysan ay dileen xilli uu ka soo baxay salaadda Cishe. Ciidamada Ammaanka oo gaaray goobta uu falka ka dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":34,"featured_media":469320,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469319","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469319","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/34"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469319"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469323,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469319\/revisions\/469323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}