{"id":469281,"date":"2022-01-22T09:37:38","date_gmt":"2022-01-22T09:37:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469281"},"modified":"2022-01-22T09:38:33","modified_gmt":"2022-01-22T09:38:33","slug":"cabdi-ibraahim-warsame-oo-loo-doortay-xildhibaan-ka-tirsan-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cabdi-ibraahim-warsame-oo-loo-doortay-xildhibaan-ka-tirsan-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Cabdi Ibraahim Warsame oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Garoowe.(SONNA):-<\/strong> Cabdi Ibraahim Warsame ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#196 ee golaha shacabka Baarlamaanka Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Garoowe.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdi ibraahim Warsame ayaa ku soo baxay 90-cod, halka Abshir Cabdi Xuseen oo la tartamayay uu helay 6-cod, sidoo kale waxaa halaabay 2-cod.<\/p>\n<p>Shan kursi oo kamid ah Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto Caasimadda Dowlad gobaleedka Puntland ee Garoowe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe.(SONNA):- Cabdi Ibraahim Warsame ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#196 ee golaha shacabka Baarlamaanka Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Garoowe. Xildhibaan Cabdi ibraahim Warsame ayaa ku soo baxay 90-cod, halka Abshir Cabdi Xuseen oo la tartamayay uu helay 6-cod, sidoo kale waxaa halaabay 2-cod. Shan kursi oo kamid ah Xubnaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":469282,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469281","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469281"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469284,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469281\/revisions\/469284"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}