{"id":469229,"date":"2022-01-21T07:27:39","date_gmt":"2022-01-21T07:27:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469229"},"modified":"2023-01-07T09:18:15","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:15","slug":"mareykanka-iyo-ruushka-oo-kulan-degdeg-ah-ku-leh-geneva","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-iyo-ruushka-oo-kulan-degdeg-ah-ku-leh-geneva\/","title":{"rendered":"Mareykanka iyo Ruushka oo kulan degdeg ah ku leh Geneva"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken iyo wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa wadahadal ku yeelanaya magaalada Geneva iyadoo ay sii kordhayso cabsida laga qabo in Ruushku uu duulaan ku qaado dalka Ukraine.<\/p>\n<p>Khamiistii Mr Blinken ayaa uga digay Mosco cawaaqib xumida ka dhalan karta \u00a0haddii ciidamadooda ay galaan \u00a0xadka Ukraine.<\/p>\n<p>Ruushka waxa ay diideen in ay \u00a0qorsheynayaan weeraro ay ku qaadaan dalkaasi,hasa yeeshee waxaa la sheehay in xadka Ukraine y joogaan 100,000 oo askari.<\/p>\n<p>Madaxweyne Vladimir Putin ayaa ku adkeystay in Ukraine aan marnaba loo ogolaan inay ku biirto Nato,isagoo sidoo kale doonayaa in xulafada difaaca ay ka tanaasulaan dhaqdhaqaaqyada milatari ee bariga Yurub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken iyo wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa wadahadal ku yeelanaya magaalada Geneva iyadoo ay sii kordhayso cabsida laga qabo in Ruushku uu duulaan ku qaado dalka Ukraine. Khamiistii Mr Blinken ayaa uga digay Mosco cawaaqib xumida ka dhalan karta \u00a0haddii ciidamadooda ay galaan \u00a0xadka Ukraine. Ruushka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":469232,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469229","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469229"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469231,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469229\/revisions\/469231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469232"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}