{"id":469226,"date":"2022-01-21T06:39:41","date_gmt":"2022-01-21T06:39:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469226"},"modified":"2023-01-07T09:18:15","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:15","slug":"soomaaliya-iyo-imf-oo-ka-hadlay-arrimo-la-xiriiray-deyn-cafinta-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-imf-oo-ka-hadlay-arrimo-la-xiriiray-deyn-cafinta-dalka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo IMF oo ka hadlay Arrimo la xiriiray deyn cafinta dalka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Fedederaalka Soomaaliya Dr.C\/raxmaan Ducaale Beyle , ayaa ka warbixiyay shir looga hadlaayey dhammeystirka deyn cafinta dalka,kaas oo oo uu la qaatay Madaxda hey&#8217;adda Lacagta adduunka ee IMF.<\/p>\n<p>\u201cIskaashigeena ayaa keenaya natiijooyin xiriir oo wax ku ool ah oo aan la yeelano saaxiibadeena muhiimka ah ee gacanta weyn ka geystay isbadalka iyo dib-u-habaynta dhaqaale ee Soomaaliya\u201dayuu yiri Dr.Beyle<\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.C\/raxmaan Ducaale Beyle waxa uu \u00a0sheegay in sidoo kale shirka uu la yeeshay madaxda IMF uu Gogol-Xaar u yahay kulan weyn oo lagu wado in uu qabsoomo bisha February ee soo socota,kaas oo ay yelan doonaan Soomaaliya iyo hay\u2019adda lacagta aduunka ee IMF.<\/p>\n<p>Shirkaasi u dhaxeeyay Wasiirka maaliyadda xukumadda fedederaalka Soomaaliya Dr.C\/raxmaan Ducaale Beyle iyo\u00a0 saraakiisha hay\u2019adda Lacagta aduunka ee IMF,waxaa kaloo looga hadlay \u00a0dib u habyenta maaliyadda dalka iyo iskaashiaga labada dhinac.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Fedederaalka Soomaaliya Dr.C\/raxmaan Ducaale Beyle , ayaa ka warbixiyay shir looga hadlaayey dhammeystirka deyn cafinta dalka,kaas oo oo uu la qaatay Madaxda hey&#8217;adda Lacagta adduunka ee IMF. \u201cIskaashigeena ayaa keenaya natiijooyin xiriir oo wax ku ool ah oo aan la yeelano saaxiibadeena muhiimka ah ee gacanta weyn ka geystay isbadalka iyo dib-u-habaynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":469228,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469226","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469226","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469226"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469226\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469239,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469226\/revisions\/469239"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469228"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}