{"id":469215,"date":"2022-01-21T05:45:44","date_gmt":"2022-01-21T05:45:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469215"},"modified":"2023-01-07T09:18:39","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:39","slug":"madaxda-wasaaradda-warfaainta-oo-u-hambalyeeyay-shaqaalaha-qeybaha-warbaahinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-wasaaradda-warfaainta-oo-u-hambalyeeyay-shaqaalaha-qeybaha-warbaahinta\/","title":{"rendered":"Madaxda Warfaafinta XFS oo diray hambalyo ku aadan Xuska 21-ka Janaayo"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta C\/laahi Xayir Ducaale ayaa manta dhambaal hambalyo ah oo ku aadan xuska sanadguurada 49-aad ee ka soo wareegatay aasaaska maalinta saxaafadda Soomaaliya,aawadeed dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan shaqaalaha warbaahinta dalka,gaar ahaan shaqaalaha wasaaradda warfaafinta meel kasta oo ay joogaan.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay burburkii guud ahaan ku dhacay dalka,raadadkii uu ku reebay bulshada iyo saameynta uu ku yeeshay qeybaha saxaafadda ee soomaaliya.<\/p>\n<p>C\/laahi Xayir Ducaale waxa uu ku baaqay in qeybaha warbaahinta ay dadka u gudbuuyaan barnaamijyo nabadeed iyo kuwo wax u taraya bulshada,isla markaana laga fogaado wixii dhaawacaya dhismaha iyo nabadda dalka.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta C\/laahi Xayir Ducaale , waxa uu xusay in dalka uu xilligaan ku jiro xaalad \u00a0soo kabasho ah,isla markaana ay haatan socdaan dib u dhis iyo horumar baaxad leh,sidaa daraadeed,waxa uu ka codsaday qeybaha warbaahinta in dalka ay ugu adeegaan si daacadnimo ah oo ay ku jirto danta dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>Gabagabadii \u00a0Agaasimaha Guud, waxa uu u rajeeyay shaqaalaha warbaahinta dalka,gaar ahaan wasaaradda warfaafinta in sanadkaan kiisa kale ay ku gaaraan guul iyo barwaaqo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta C\/laahi Xayir Ducaale ayaa manta dhambaal hambalyo ah oo ku aadan xuska sanadguurada 49-aad ee ka soo wareegatay aasaaska maalinta saxaafadda Soomaaliya,aawadeed dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan shaqaalaha warbaahinta dalka,gaar ahaan shaqaalaha wasaaradda warfaafinta meel kasta oo ay joogaan. Agaasimaha Guud oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":469217,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469215","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469215"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469225,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469215\/revisions\/469225"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469217"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}