{"id":469066,"date":"2022-01-19T10:28:21","date_gmt":"2022-01-19T10:28:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469066"},"modified":"2022-01-19T10:28:21","modified_gmt":"2022-01-19T10:28:21","slug":"maali-oo-ka-hortimid-heshiis-ay-horay-ula-gashay-faransiiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maali-oo-ka-hortimid-heshiis-ay-horay-ula-gashay-faransiiska\/","title":{"rendered":"Maali oo ka hortimid heshiis ay horay ula gashay Faransiiska"},"content":{"rendered":"<div class=\"td_block_wrap tdb_single_content tdi_181 td-pb-border-top td_block_template_1 td-post-content tagdiv-type\" data-td-block-uid=\"tdi_181\">\n<div class=\"tdb-block-inner td-fix-index\">\n<p>Maali- SONNA-Afhayeen u halay wasaaradda arrimaha dibadda Faransiiska ayaa xaqiijiyay in ay darsayaan codsi uga yimid dalka Maali oo ku aaddan in dib u eegis lagu sameeyo heshiisyadii dhanka difaaca ee ay labada dal horay u wada gaareen.<\/p>\n<p>Xukuumadda Bamako, ayaa aaminsan in heshiiskaasi uu yahay mid ka hor imaanaya arrimaha Difaaca iyo guud ahaanba danaheeda.<\/p>\n<p>Faransiiska ayaa dhankiisa \u00a0ku hanjabay inuu dib u eegis ku sameyn doono joogitaanka Ciidankooda ee Mali, haddii dowladda Mali ay meesha ka saari wayso cabashada heshiiskii horay loo gaaray, halka maamulka Malina uu diiday arrinkaas.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Mali Shogel Maiga, ayaa horay u sheegay in dalkiisa uu doonayo in uu dib u eegis ku sameeyo heshiisyada millatari ee uu la galay Faransiiska, isaga oo wareysi uu siiyay Telefishinka Qaranka ku sheegay in Ciidamada Faransiiska ee ku sugan dalkiisa ay tacadiyo ka geysteen dalka.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"wpb_wrapper td_block_wrap td_block_wrap tdb_single_current_post tdi_183  td-pb-border-top td_block_template_1\">\n<div class=\"td-fix-index\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maali- SONNA-Afhayeen u halay wasaaradda arrimaha dibadda Faransiiska ayaa xaqiijiyay in ay darsayaan codsi uga yimid dalka Maali oo ku aaddan in dib u eegis lagu sameeyo heshiisyadii dhanka difaaca ee ay labada dal horay u wada gaareen. Xukuumadda Bamako, ayaa aaminsan in heshiiskaasi uu yahay mid ka hor imaanaya arrimaha Difaaca iyo guud ahaanba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":469067,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469066","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469066"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469068,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469066\/revisions\/469068"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469067"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}