{"id":469036,"date":"2022-01-19T05:57:51","date_gmt":"2022-01-19T05:57:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469036"},"modified":"2022-01-19T05:57:51","modified_gmt":"2022-01-19T05:57:51","slug":"doorashada-qaar-ka-mid-ah-kuraasta-golaha-shacabka-oo-lagu-wado-inay-ka-dhacdo-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/doorashada-qaar-ka-mid-ah-kuraasta-golaha-shacabka-oo-lagu-wado-inay-ka-dhacdo-baydhabo\/","title":{"rendered":"Doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Lagu wado inay ka dhacdo Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,\u00a0 ayaa lagu wadaa in Maanta ay ka dhacdo doorashada Shan kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kuraasta doorashadooda Maanta la qabanayo ayaa kamid ah 11 Kursi oo Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed ay shaaciyeen \u00a01-dii Bishaan, \u00a0balse shan ka mid ah ayaa maanta lagu dooran doonaa magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Shantan \u00a0kursi \u00a0ee maanta ay dhaceeyso doorashadooda ayaa waxaa ku loolami doona Xildbibaanadii horay ugu fadhiyay iyo Musharaxiin kale oo doonaya in hadda ay hantaan oo ay kamid noqdaan Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Gudiga hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT), ayaa sheegay in kuraastan maanta la dooran doona ay soo mareen dhamaan hab raacyadii iyo sharuudihii loo dajiyay doorashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,\u00a0 ayaa lagu wadaa in Maanta ay ka dhacdo doorashada Shan kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo degaan doorashadoodu tahay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kuraasta doorashadooda Maanta la qabanayo ayaa kamid ah 11 Kursi oo Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed ay shaaciyeen \u00a01-dii Bishaan, \u00a0balse shan ka mid ah ayaa maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":469038,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-469036","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469036","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469036"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469039,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469036\/revisions\/469039"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469038"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}