{"id":469031,"date":"2022-01-18T18:42:51","date_gmt":"2022-01-18T18:42:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=469031"},"modified":"2022-01-18T18:42:51","modified_gmt":"2022-01-18T18:42:51","slug":"guddiga-qaban-qaabadda-doorashada-guddoonka-guddiga-xallinta-khilaafaadka-doorashada-oo-shaaciyey-jadwalka-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-qaban-qaabadda-doorashada-guddoonka-guddiga-xallinta-khilaafaadka-doorashada-oo-shaaciyey-jadwalka-doorashada\/","title":{"rendered":"Guddiga qaban-qaabadda doorashada guddoonka guddiga xallinta khilaafaadka doorashada oo shaaciyey jadwalka doorashada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddiga qaban-qaabada doorashada gudooonka\u00a0 ee guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ee\u00a0 heer federal ayaa shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay guddiga Guddiga qaban-qaabadda doorashada ayaa lagu shaaciyey xilliga doorashada iyo hab-raaca lagu dooranayo gudooonka\u00a0 ee guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ee\u00a0 heer federal.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa horrey ka gaqaaday xubinimada guddiga 7 xubin oo lagu soo eedeeyay inay ku xad-gudbeen xeer hoosaadka guddiga taas oo tuhun galisay dhex dhexaadnimadooda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-469032\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1dd9bd07-b223-4f8d-9ce1-190122bc0c6a.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"873\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1dd9bd07-b223-4f8d-9ce1-190122bc0c6a.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1dd9bd07-b223-4f8d-9ce1-190122bc0c6a-247x300.jpg 247w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1dd9bd07-b223-4f8d-9ce1-190122bc0c6a-696x844.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/1dd9bd07-b223-4f8d-9ce1-190122bc0c6a-346x420.jpg 346w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddiga qaban-qaabada doorashada gudooonka\u00a0 ee guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ee\u00a0 heer federal ayaa shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha. Sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay guddiga Guddiga qaban-qaabadda doorashada ayaa lagu shaaciyey xilliga doorashada iyo hab-raaca lagu dooranayo gudooonka\u00a0 ee guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ee\u00a0 heer federal. Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":469033,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[726],"class_list":{"0":"post-469031","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-guddiga-qaban-qaabadda-doorashada-guddoonka-guddiga-xallinta-khilaafaadka-doorashada-oo-shaaciyey-jadwalka-doorashada"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469031","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=469031"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469031\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":469034,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/469031\/revisions\/469034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/469033"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=469031"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=469031"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=469031"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}