{"id":468939,"date":"2022-01-18T07:07:17","date_gmt":"2022-01-18T07:07:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468939"},"modified":"2022-01-18T07:07:28","modified_gmt":"2022-01-18T07:07:28","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-cambaaraysay-qaraxii-ka-dhacay-imaaraadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-cambaaraysay-qaraxii-ka-dhacay-imaaraadka\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qaraxii ka dhacay Imaaraadka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa si adag u\u00a0 cambaareeyay weerarkii lagu qaaday magaalada Abu Dhabi.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan si xoogan u cambaareynayaa weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay Abudubay, anigoo ku hadlaya magaca dowladda FS, waxaan tacsi u dirayaa dhibanayaasha iyo qoysaskooda, falalka argagixisanimadu waxay khatar weyn ku yihiin amniga gobolka&#8221; ayuu yiri mudane Cabdisiciid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Imaaraadka Carabta. Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa si adag u\u00a0 cambaareeyay weerarkii lagu qaaday magaalada Abu Dhabi. &#8220;Waxaan si xoogan u cambaareynayaa weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay Abudubay, anigoo ku hadlaya magaca dowladda FS, waxaan tacsi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":468940,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468939","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468939","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468941,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468939\/revisions\/468941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468940"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}