{"id":468874,"date":"2022-01-17T11:51:34","date_gmt":"2022-01-17T11:51:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468874"},"modified":"2022-01-17T13:00:33","modified_gmt":"2022-01-17T13:00:33","slug":"xubin-katirsanaa-argagixisada-al-shabaab-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubin-katirsanaa-argagixisada-al-shabaab-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-xoogga-dalka\/","title":{"rendered":"Xubin katirsanaa argagixisada Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Cali nuur Ibraahim oo Magaciisu Afgarasha uu Yahay Hamza oo Ka mid ahaa kooxda Nabadiidka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay guutada 8aad ee qeybta 60aad ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Cali ayaa argagixisda Al-shabab ku jirey in kabadan 7-sano isagoo Ka qeyb qaatey dagaalo dhowr ah,oo ka dhacay gobalada Hiiraan,Shabeellada dhaxe, Shabeellada hoose, Baay iyo Bokool iyo gobalka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Cali nuur Ibraahim oo Magaciisu Afgarasha uu Yahay Hamza oo Ka mid ahaa kooxda Nabadiidka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay guutada 8aad ee qeybta 60aad ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Cali ayaa argagixisda Al-shabab ku jirey in kabadan 7-sano isagoo Ka qeyb qaatey dagaalo dhowr ah,oo ka dhacay gobalada Hiiraan,Shabeellada dhaxe, Shabeellada hoose, Baay iyo Bokool [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":468877,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468874","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468874","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468874"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468884,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468874\/revisions\/468884"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}