{"id":468854,"date":"2022-01-17T10:38:28","date_gmt":"2022-01-17T10:38:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468854"},"modified":"2022-01-17T11:14:03","modified_gmt":"2022-01-17T11:14:03","slug":"taliyaha-ciidanka-dhulka-ee-xoogga-dalka-oo-gaaray-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-ee-xoogga-dalka-oo-gaaray-beledweyne\/","title":{"rendered":"Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo gaaray Beledweyne \u201cSAWIRRO\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wafdi saraakiil ah oo Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Mas\u00fauliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan Taliyaha Qeybta 27aad Janeraal Tareedisho iyo mas\u2019uuliyiin kale.ayaa Taliyaha iyo saraakiisha kale ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Taliye Biixi ayaa saraakiisha iyo maamulka gobolka Hiiraan uga mahad-celiyey soo dhaaweynta loogu sameeyey garoonka, halka maamulka gobolkaas uu shaaciyey in aad loogu baahnaa imaatinka Taliyaha, si loo sii xoojiyo dadaallada Nabadiidka Al-Shabaab looga xoreynayo gobalka Hiiraan.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa sidokale kulan lagu xalinayo Khilaaf u dhaxeyay maamulka gobolka Hiiraan iyo Janeraal Abuukar Warsame Xuud la yeeshay, waxa ayna dhinacyadu isku fahmeeyn in wax walba lagu xaliyo wada hadal.<\/p>\n<p>Magaalada Beledweyne ayaa ka mid ah magaalooyinka marti gelinaya doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka 11-aad.<\/p>\n<p>Waxaa haatan Beledweyne laga dareemayaa u diyaar garow bulshada magaaladaas ay ugu jirto marti-gelinta doorashada xubnaha golaha shacanbka ka soo gelaya gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496427 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/biixi-iyo-jeyte.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" srcset=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/biixi-iyo-jeyte.jpeg 720w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/biixi-iyo-jeyte-300x225.jpeg 300w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/biixi-iyo-jeyte-500x375.jpeg 500w\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-496428 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FJSk_whX0AUfb4t.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 900px) 100vw, 900px\" srcset=\"https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FJSk_whX0AUfb4t.jpeg 900w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FJSk_whX0AUfb4t-300x225.jpeg 300w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FJSk_whX0AUfb4t-768x576.jpeg 768w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FJSk_whX0AUfb4t-500x375.jpeg 500w, https:\/\/radiomuqdisho.so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/FJSk_whX0AUfb4t-800x600.jpeg 800w\" alt=\"\" width=\"900\" height=\"675\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-468855 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha4.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha4-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha4-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha4-696x522.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha4-560x420.jpg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha4-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha4-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-468856 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha2.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha2.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha2-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha2-696x522.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha2-560x420.jpg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha2-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/taliyaha2-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wafdi saraakiil ah oo Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Mas\u00fauliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan Taliyaha Qeybta 27aad Janeraal Tareedisho iyo mas\u2019uuliyiin kale.ayaa Taliyaha iyo saraakiisha kale ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":468857,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468854","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468854","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468854"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468854\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468863,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468854\/revisions\/468863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468857"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468854"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468854"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468854"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}