{"id":468847,"date":"2022-01-17T08:24:56","date_gmt":"2022-01-17T08:24:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468847"},"modified":"2022-01-17T08:24:56","modified_gmt":"2022-01-17T08:24:56","slug":"waa-sidee-xaaladda-caafimaad-ee-maxamed-ibraahim-macalimuu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/waa-sidee-xaaladda-caafimaad-ee-maxamed-ibraahim-macalimuu\/","title":{"rendered":"Waa sidee xaaladda caafimaad ee Maxamed Ibraahim Macalimuu?"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Waxaa aad u wanaagsan xaalada caafimaad ee afhayeenka xukuumada Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo shalay ku dhaawacmay qarax ay argagixisada Al-Shabaab u soo maleegeen, kaas oo ka dhacay agagaarka isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Agaasimaha warfaafinta ee xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha dalka Liibaan Cabdi Cali ayaa Warbaahinta Qaranka\u00a0 u sheegay in dhaawaca Macalumuu uu yahay mid ka fudud sidii ay wax u dhaceen, isla markaana uu jiro jab ka soo gaaray lug iyo dhaawacyo kale oo fudud, sida uu sheegay Agaasime Libaaan.<\/p>\n<p>Isbitaalka Digfeer ee caasimada Muqdisho ayaa lagu dabiibayaa Macalimuu, qaraxaan ayaa ahaa mid kaligiis loo soo qorsheeyey, waxuu ahaa kii shanaad oo Macalimuu uu la kulmay shantii sano ee u dambeysay.<\/p>\n<p>Qaarkood Alle ayaa ka badbaadiyey, halka qaarna ay ka soo gaareen dhaawacyo isugu jiray ku fudud iyo kuwo culus, qaraxii shalay waxaa ku dhintay qofkii nafiisa haligay oo kaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Waxaa aad u wanaagsan xaalada caafimaad ee afhayeenka xukuumada Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu oo shalay ku dhaawacmay qarax ay argagixisada Al-Shabaab u soo maleegeen, kaas oo ka dhacay agagaarka isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho. Agaasimaha warfaafinta ee xafiiska ra\u2019iisul wasaaraha dalka Liibaan Cabdi Cali ayaa Warbaahinta Qaranka\u00a0 u sheegay in dhaawaca Macalumuu uu yahay mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":468848,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468847","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468847"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468850,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468847\/revisions\/468850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468848"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}