{"id":468798,"date":"2022-01-16T11:00:51","date_gmt":"2022-01-16T11:00:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468798"},"modified":"2022-01-16T11:03:01","modified_gmt":"2022-01-16T11:03:01","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-la-kulmay-wakiilka-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay-u-qaabilsan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-la-kulmay-wakiilka-xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobay-u-qaabilsan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan.<\/p>\n<p>Labada masuul aya ka wada hadalay arrimo ku saabsan horumarinta dhaqaala dalka, isbedellada Maaliyadeed ee socda iyo dhaqaalaha ku baxaya Doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Wasiir Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya doorkiisa ku aadan arrimaha ku saabsan doorashada Soomaaliya.iyo sidokale deyn cafinta<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-468799 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maaliyada2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1596\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maaliyada2.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maaliyada2-300x234.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maaliyada2-1024x798.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maaliyada2-768x599.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maaliyada2-1536x1197.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maaliyada2-696x542.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maaliyada2-1068x832.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maaliyada2-1920x1496.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maaliyada2-539x420.jpg 539w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-468800 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/wasiirka-maaliyada1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1376\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/wasiirka-maaliyada1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/wasiirka-maaliyada1-300x202.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/wasiirka-maaliyada1-1024x688.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/wasiirka-maaliyada1-768x516.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/wasiirka-maaliyada1-1536x1032.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/wasiirka-maaliyada1-696x468.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/wasiirka-maaliyada1-1068x718.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/wasiirka-maaliyada1-1920x1290.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/wasiirka-maaliyada1-625x420.jpg 625w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan. Labada masuul aya ka wada hadalay arrimo ku saabsan horumarinta dhaqaala dalka, isbedellada Maaliyadeed ee socda iyo dhaqaalaha ku baxaya Doorashooyinka dalka. Wasiir Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay Wakiilka xoghayaha guud ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":468801,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468798","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468798"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468804,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468798\/revisions\/468804"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468801"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}