{"id":468789,"date":"2022-01-16T10:39:07","date_gmt":"2022-01-16T10:39:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468789"},"modified":"2022-01-16T10:39:55","modified_gmt":"2022-01-16T10:39:55","slug":"guddiga-maamulka-doorashada-oo-shaaciyay-jadwalka-doorashada-10-kursi-ee-golaha-shacabka-jfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-maamulka-doorashada-oo-shaaciyay-jadwalka-doorashada-10-kursi-ee-golaha-shacabka-jfs\/","title":{"rendered":"Guddiga Maamulka Doorashada Puntland oo shaaciyay jadwalka doorashada 10 kursi ee golaha shacabka JFS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Guddiga Maamulka Doorashada heer Dowladd Goboleed (SEIT EE Puntland ) ayaa soo saaray jadwalka doorashada 10 kursi oo ah kuraastii horey loo shaaciyay.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo guddiga ka soo baxay ayaa lagu sheegay in 17- Bishaan oo Bari ku beegan ay bilaaban doonto Diwaangalinta,tababarka iyo shaacinta guddiyada xulista ergada wax dooraneyso,halka 18-ka la soo gudbinayo ergada la hubinayo, diwaangalinta iyo tababarka ergada, sidoo kale\u00a0 20-ka Bishaan ay bilaabaneysa Qabashada araajida, diliwaangalinta iyo hubinta dhamaystirka iyo shuruudaha musharaxnimo.<\/p>\n<p>Guddiga waxa ay sidokale shaaciyay in 21-ka Bishaan la qabanayo doorashada qaybta 1aad ee kuraasta Golaha Shacabka ee la shaaciyay.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka aqriso shaacinta jadwalka doorashada 10 kursi<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-468791 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/puntland1111111111.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"938\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/puntland1111111111.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/puntland1111111111-230x300.jpg 230w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/puntland1111111111-696x907.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/puntland1111111111-322x420.jpg 322w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-468792\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/puntland2-1-265x300.jpg\" alt=\"\" width=\"265\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/puntland2-1-265x300.jpg 265w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/puntland2-1-696x789.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/puntland2-1-371x420.jpg 371w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/puntland2-1.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 265px) 100vw, 265px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Guddiga Maamulka Doorashada heer Dowladd Goboleed (SEIT EE Puntland ) ayaa soo saaray jadwalka doorashada 10 kursi oo ah kuraastii horey loo shaaciyay. War qoraal ah oo guddiga ka soo baxay ayaa lagu sheegay in 17- Bishaan oo Bari ku beegan ay bilaaban doonto Diwaangalinta,tababarka iyo shaacinta guddiyada xulista ergada wax dooraneyso,halka 18-ka la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":468794,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468789","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468789"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468796,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468789\/revisions\/468796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468794"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}