{"id":468715,"date":"2022-01-14T11:49:24","date_gmt":"2022-01-14T11:49:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468715"},"modified":"2023-01-07T09:18:39","modified_gmt":"2023-01-07T09:18:39","slug":"howlgallo-ka-dhan-ah-al-shabaab-oo-ka-dhacay-gobolka-sh-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgallo-ka-dhan-ah-al-shabaab-oo-ka-dhacay-gobolka-sh-dhexe\/","title":{"rendered":"Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Sh\/Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka guutada 3-aad qeybta 27-aad ee xoogga dalka ayaa howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxay ka fuliyeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, gaar ahaa wadada xariirisa labadaas magaalo.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in wadadaasi ay ka sifeeyeen nabadiidka Al-Shabaab oo mararka qaar si dhuumaaleysi ah ku yimaada halkaasi.<\/p>\n<p>Taliska Qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay inay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab, si dhibk Al-shabaab looga dul qaado dadka ku nool gobolkaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka guutada 3-aad qeybta 27-aad ee xoogga dalka ayaa howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxay ka fuliyeen inta u dhaxeysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, gaar ahaa wadada xariirisa labadaas magaalo. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in wadadaasi ay ka sifeeyeen nabadiidka Al-Shabaab oo mararka qaar si dhuumaaleysi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":468716,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468715","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468715","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468715"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468715\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468717,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468715\/revisions\/468717"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468716"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}