{"id":468689,"date":"2022-01-14T05:49:50","date_gmt":"2022-01-14T05:49:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468689"},"modified":"2022-01-14T07:03:56","modified_gmt":"2022-01-14T07:03:56","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-bur-buriyay-fariisimo-argagixida-ay-ku-lahaayeen-gobolka-sh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-bur-buriyay-fariisimo-argagixida-ay-ku-lahaayeen-gobolka-sh-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidamada xoogga dalka oo bur buriyay fariisimo argagixida ay ku lahaayeen gobolka Sh\/Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Ururka 84-aad guutada 14-oktoobar ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sacadihii la soo dhaafay halkaa ka sameeyay howlgallo lagu baacsanay kooxaha argagixisada Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay degaanno hoos taga janaale ee gobolka Shabeelaha hoose.<\/p>\n<p>Ciidamada\u00a0 aya howlgalka waxa ay sigaar uga sameyeen tuulooyinka,Uraay iyo Degwiriiri, oo hoos taga Janaale halkaa oo argagixasadu ay ku dhibateen jireen dadka shacabka ah.<\/p>\n<p>Taliyaha Ururuka 84-aad G\/le C\/llaahi Maxamed Nuur Dool ayaa sheegay in howlgalka uu ahaa mid lagu baacsanayay maleeshiyada Al-shabaab oo ku dhuumaaleeysanayay degaanadas oo ay shacabka lacago baad ah ka qaadi jireeyn,isagoona timaamay inay cagta mariyeen meelihii ay gabaadka ka dhiganayeen aragagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Ururka 84-aad guutada 14-oktoobar ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sacadihii la soo dhaafay halkaa ka sameeyay howlgallo lagu baacsanay kooxaha argagixisada Al-Shabaab oo ku dhuumaaleysanayay degaanno hoos taga janaale ee gobolka Shabeelaha hoose. Ciidamada\u00a0 aya howlgalka waxa ay sigaar uga sameyeen tuulooyinka,Uraay iyo Degwiriiri, oo hoos taga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":468690,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468689","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468689"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468698,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468689\/revisions\/468698"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468690"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}