{"id":468587,"date":"2022-01-13T07:30:32","date_gmt":"2022-01-13T07:30:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=468587"},"modified":"2022-01-13T07:59:45","modified_gmt":"2022-01-13T07:59:45","slug":"who-oo-sheegtay-in-15-milyan-oo-qof-laga-helay-covid-19-toddobaadkii-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/who-oo-sheegtay-in-15-milyan-oo-qof-laga-helay-covid-19-toddobaadkii-hore\/","title":{"rendered":"WHO oo sheegtay in 15 milyan oo qof laga helay Covid-19 Hal Toddobaad gudihiis"},"content":{"rendered":"<p>Muqidisho(SONNA)-Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa\u00a0 sheegay in in ka badan 15-Milyan bulshada caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku aadan xanuunka Covid-19 la ogaaday in ay qabaan xanuunka Covid-19,waxaa sida warbaahinta u xaqiijiyay madaxa WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus isagoo inta raaciyay in aad u\u00a0 faafida\u00a0 Fayriska Omicron.<\/p>\n<p>Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in la kordhin doono baaritaanada laga sameynayo goobaha waxbarashada si ay u sii furnaadaan dugsiyada ay ardaydu wax ku bartaan.<\/p>\n<p>Jeff Zientis\u00a0 oo ka tirsan Aqalka cada ayaa sheegay in la geyn doono xarruumaha wax barshada 5milyan oo ah shaybaarada PCR kuwaa oo loo adeegsanayo baaritaanka Covid-19.<\/p>\n<p>Hindisaha ayaa yimid ka dib markii dugsiyada dadweynaha Chicago ay xirmeen maalmo iyadoo ay jirto ismari waa u dhexeeya howlwadeenada goobaha waxbarashada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-468588 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/GARAFARKA-GUDAHA1111111111.jpg\" alt=\"\" width=\"764\" height=\"457\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/GARAFARKA-GUDAHA1111111111.jpg 764w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/GARAFARKA-GUDAHA1111111111-300x179.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/GARAFARKA-GUDAHA1111111111-696x416.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/GARAFARKA-GUDAHA1111111111-702x420.jpg 702w\" sizes=\"auto, (max-width: 764px) 100vw, 764px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqidisho(SONNA)-Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa\u00a0 sheegay in in ka badan 15-Milyan bulshada caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku aadan xanuunka Covid-19 la ogaaday in ay qabaan xanuunka Covid-19,waxaa sida warbaahinta u xaqiijiyay madaxa WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus isagoo inta raaciyay in aad u\u00a0 faafida\u00a0 Fayriska Omicron. Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in la kordhin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":468589,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-468587","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468587","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=468587"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":468593,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/468587\/revisions\/468593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/468589"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=468587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=468587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=468587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}